Home Afsomali Haweeneydii ugu horeysay oo Timajare ka noqotay dalka Sacuudiga (DAAWO SAWIRADA )

Haweeneydii ugu horeysay oo Timajare ka noqotay dalka Sacuudiga (DAAWO SAWIRADA )

Saqer waxay meesha ka saartay fekradaha khaldan ee ku saabsan in dumarka aysan u qalmin in ay qabtaan shaqooyinka qaar.

Haweenaydan waxay muddo laba sano ah ku shaqeynaysaa gurigeeda hase ahaatee waxay rajo weyn ka qabtaa in mustaqbalka dhow ay xarun weyn ka furato bartamaha magaalada caasimada ah ee Riyad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here