Home Afsomali Haweenka ku jira ciidamada AMISOM oo saldhigyada milatariga dibad baxyo ku xusay...

Haweenka ku jira ciidamada AMISOM oo saldhigyada milatariga dibad baxyo ku xusay 8da maarso (DAAWO SAWIRADA)

 

Haweenka ku jira Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ee ka howlgalla Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay xarunta Ciidanka AMISOM ee Xalane ka saameeyeen Dibad bax ay kusoo dhaweeynaayeen 8-da Maarso oo ah Maalinta Haweenka Adduunka.

Qaar ka mid ah Haweenka ku jira Ciidanka AMISOM ayaa sheegay in ay ku Faraxsan yihiin 8-da Maarso in ay u dabaal degaan iyagoo joogga Soomaaliya.

                                                     dhamaad 

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.