Home Afsomali HD FULL VIDEO Magacaabista Raiisal Wasaare Xasan Cali Kheyre

HD FULL VIDEO Magacaabista Raiisal Wasaare Xasan Cali Kheyre

Madaxweynaha dowlada faradaalka somaliya Maxamed Cabdulaahi  Farmaajo Ayaa wareegto ku magacaabay Xasan Cali kheyre in uu qabto Xilka raiisal wasaaraha dalka Somalia .

Madaxweynuhu wuxuu faahfaahin ka bixiyey sababata u ku doortay iyo shaqsiyada raiisal wasaraha cusub oo uu ku sheegay in uu yahay nin ay wada shiqeyn karaan

Wuxuuna xubanah baarlamaan ka ugu baaqay  in ay mudo kooban ku ansixiyaan raiisalwasaare Xasan Cali  kheyre .

DegreetadaMadaxweynuhu ku magacaabay  Raiisalwasaaraha cusub Xasan Cali kheyre waxaa warbaahinta u aqriyey  Cali saciid Fiqi  oo dhawaan uu Madaxweynuhu u magacaabay Agaaimaha KMG  ee Xfiiska Madaxtooyada Somaliya

Raiisal wasaraha cusub Xasan Cali kheyre ayaa mahadcelin ka dib wuxuu balan qaaday in uu la shqeyn doono madaxweyne faramaajo wuxuuna shacabka ku booriyey in ay dowlada la shaqeeyaan.

ka dib magacaabistiisa ayuu bartiisa internetka ku so qorey

Mahadda Oo idil ilaahaybaa leh, Isaga ayaan mahadinaynaa,  manta waxa la i dhibay masuliyad culus waxana raba masuliyadas in aniga bes igu ekan oo shacab kayga masuliyad is saaran qof walba ha u istaago Sidu Dalkisa u hormarin laha mar hadii shacabka ay ilowan qabyalad dalka wuu is badalaya insha allah

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.