Home Afsomali Hirshabelle State oo soo Dhaweysay Go.aankii Guddoomiyaha Aqalka Sare

Hirshabelle State oo soo Dhaweysay Go.aankii Guddoomiyaha Aqalka Sare

Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa ka hadlay qoraalkii kasoo baxay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdilaahi,kaas oo ku aadanaa in la qabto shir ay arrimaha doorashooyinka uga tashanayaan Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada.

Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada oo ku qornaa Soomaali iyo English ayaa waxaa lagu sheegay inay soo dhaweeynayaan Go’aanka guddoomiyaha Aqalka Sare,isla markaana loo turo Shacbaka Soomaaliyeed danta gaarka ahna laga hormariyo danta Guud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.