LATEST ARTICLES

Sii haaye Wasiir Goodax bare oo codsaday in la dhaxdhaxaadiyo puntland iyo Xukuumadii dhacday Sii haayaha Xika wasiirka wasaarada waxbarashada ee Xukuumadii baarlamaanku riday Cabdulaahi Goodax Bare ee warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in khilaaf xogan oo dhanka waxbarashada ah...
https://youtu.be/FTm5CRgC6Sk   Shacabka Muqdisho ayaa sheegay in ay la.yihiin meel ay mariyaan meydka walaac xoogana ka muujiyey xirnaashiyahay wadooyinka ee soo badanaya sidoo kale waxaa ku soo badanaya goobaha ay biyuhu fadhiyaan ee xaafadaha gudahooda ah waxaana intaa u sii dheer qashinka...
Qoys ka ooyay cadaalad daro loo gaystay aabohood lacag u xiran oo Muqdisho warbaahinta kula hadlay https://youtu.be/HVIyGXHnQ3Y Macalin Cabdikariin Bilaal oo in ka badan 40 sano bulshada waxbarayey ayaa ugu danbeyn ku xiran xabsi si gaar ah loo leeyahay oo ku...
U.S.A Independence Day. On this day in 1776 Today we celebrate Independence Day. On this day in 1776, a new birth of freedom was realized. It is the responsibility of every generation to preserve and fulfill the promise of the...
https://www.youtube.com/watch?v=Ne7VMouKCVQ&feature=youtu.be
DASTUURKA JAMHUURIYADDA DIMOQRAADIGA SOOMAALIYA - 1979 GOGOLDHIGGA DASTUURKA Shacbiga Soomaaliyeed ee wadajir iyo midmidba ugu halgamaya nolol sharaf leh iyo sinnan aadaminimo ee qaaya leh, dagaalna ugu jira xasilloonida iyo nabadda joogtada ah, gudaha iyo dibeddaba, si uu u...
https://youtu.be/yuiiDWOoZco Maxaan kaligey hamiyey kuwii hiil iigu xigay hareertey maxaan ka dayey  codkii iyo ereyadii Aqbaan Cabdi Muxumed Amiin   Maxaan kaligey hamiyey kuwii hiil iigu xigay hareertey maxaan ka dayey  Muxuu igu dumay habeen Maxay ilo hibiq itiri hobeeyaa hobey hobeeyaa hobey Caashaq huursanow...
https://youtu.be/IOaYsQthMqQ Xildhibaan daahir amiin jeesow oo ka tirsan mudanayaasha baarlamanka df kuwooda ugu caansan abuurtayna  sidii Madaxweyne mucaard iyo muxaafid oo shir jaraid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka falceliyey shirka jabuuti uga socdo dowlada Somaliya io maamulka ictiraaf doonka...
https://youtu.be/nHON_dF4-TA ABIY AHMED WAA AXMAAR SHAADH OROMO XIDHAN!WQ:CALI C. COOMAY. Hadal kama taagna inuu Raysal wasaaraha Itoobiyada wakhtigani uu ku shaqaynayo siyaasaddii guunka ahayd ee ay aaminsanayd qoomiyada ugu damaca badan dalka Itoobiya ee Axmaaradu. Marka la eego hadalladaasii intii uu...
https://youtu.be/rVn8WiJoWr0 Madaxweyne waare waanadiisa wax ku qaado waa wacneyde Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa munaasabad uu ku qabtay magaalada Beledweyne ku wareejiyay Guddiga Ganacsatada Fatahaada Beledweyne lacagtii loogu talo galay fatahaadda Beledweyne ee ka kala yimid Dowladda...
https://youtu.be/G5OkpMimAq0 Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa saakay gacanta ku dhigay nin la sheegay in qarax ku xiray gaari uu lahaa nin masuul ah, waxaana booliiska qaraxaasi ku guuleesteen in ay qarxiyaan iyada oon dhibaato geesan. Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Sadiiq Adan Cali...
Haweeneydii  u dhalatay  Nigeria ee dhowaan lagu xayasiiyay Facebook-ga , kuna nooleyd gudaha dalla Lebanon ayaa diiday in lagu celiyo waddankeedii hooyo, sida ay sheegeen madaxda Jaaliyadda Nigeria ee Beirut. Gabadhaan ayaa waxaa macluumaadkeeda la soo dhigay Facebook-ga , iyadoo...
https://youtu.be/hwvIYSZilkQ Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Djabouti DR Jaamac Suleymaan Cali ayaa faahfaahiyey dacwada loo heysto duuliye Fuad Yuusuf Cali wuxuuna shir jaraid oo uu qabtay ku sheegay sababta dowlada Jabuuti u xirtay iyo danbiyada loo heysto fuaad yusuf Cali...
https://youtu.be/SrfobZv3xb0
https://youtu.be/L72shkYGzJY xasuuqii Gololey Madaxweyne Waare oo Amrey Baaritaano dheeri ah Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddi ka kooban 7 xubnood, kuwaasi oo baaritaanno ku soo sameynaya falkii 28-kii bishan lagu xasuuqay shaqaale caafimaad oo ka howlgalayay xarun...
https://youtu.be/42FIAjY84VE Gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka, Garyaqaan Baashe Yuusf Axmed, ayaa la dardaarmay garsoorayaal la dhaariyay maanta oo ka howl gelaya maxkamadaha degmooyinka gobalka Banaadir, maxkamdda gobalka iyo maxkamadda racfaanka gobalka. Garyaqaan Baashe Yuusf Axmed, ayaa Madaxweynaha uga mahad celiyay dhammeystirka...
Ganacsade Caruurta Soomaaliyeed iyo haweenka u keenay Nacnac iyo Xanjo dhayday dadka waaweene Qamri  si ay ugu fasahaadaan maxaa ku dhacay hee Bolice ka dakada magaalada Muqdisho ayaa dhawaan gacanta ku dhigay kunteener markab xamuul laga soo...
https://youtu.be/-xZ6uL-TdPM Dagaalkii Shifta (1963 --1967) wuxuu ahaa khilaaf gooni goosad ah kaasoo qowmiyada Soomaalida ee Waqooyiga Frontier District (NFD) ee Kenya ay isku dayeen inay ka go'do Kenya kana mid noqdaan Soomaaliya. Dowladda Kenya ayaa khilaafkaas ku magacowday "shifta", kadib markii...
https://youtu.be/BjD16-VF_Io Maamulka Isbitaalka u gaarka ah la tacaalidda safmarka COVID19 ee Martiini ayaa shaaciyay in 42 bukaan oo kamid ah kuwa xaaladahoodu adkaayeen ay bogsoodeen oo isbitaalka ay ka soo baxeen. 34 kamid ah ayaa lab ahaa halka 8da kale...
https://youtu.be/NBeDG9KPpDQ Milkiile hoteel holoday city  uu hanti  xaaraan ah  garawe kaga dhistay dar alle isaga Celiyey iyada oo la leeyahay war waa waalatay Milkiilahaan ayaa ehelkiisa ku ogeysiiyey in aan xoolo xaaraan uusan dooneynin in laga dhaxlo kuna wareejiyey gudi masaajidka...
https://youtu.be/cYywVUUqu3I dowlada oo goob fagaare ah ku gubtay qaad hareeri ah Ciidamada xooga dalka gaar ahaan qeybta 27aad ayaa dekadda Ceel Macaan  ee gobolka Shabelleeda Dhaxe ku ku qabtay doon sida qaad la sheegay in laga keenay dalak Itoobiya. Waxaana ciidamo uu...
https://youtu.be/5AkY54xmdB4 Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka Bulshada, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa xaqiijisay in laba ruux oo kamid ah dadkii uu ku dhacay COVID-19 ay geeriyoodeen, 19 xaalada cusubna ay soo kordheern. Wasiirka ayaa sheegtay in guud ahaan tirada uu soo ritay...
https://youtu.be/BcVUyciiLKk Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay Barnaamijka Baxnaano oo taakuleyn dhaqaale lagu siinayo qoysaskeenna danyarta ah, iyada oo wajigiisa 1-aad ay ka faa’iideysanayaan 1.3 Malyan oo ka mid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee gudaha dalka. Madaxweynaha ayaa...
ku soo dhawaada barnaajijka wareysiyada somalisan  oo aan wareysi kala duwan kula yeelaneyno Shacab iyo masuuliyiin ku sugan magaalo madaxda gobolka Sh/dhexe ee Jowhar caasimada hirshabelle state waxaan barnaamijka idiin daadihinaya Aniga oo ah Muuse Maxamuud Jiisow Barnaamijka waxaa marti...
Tijaabada COVID-19 ee Soomaaliya waa mid xaddidan, laakiin qiyaasaha ayaa ka sii badan tirada cudurka. Sida goob jooge ku sugan Muqdisho uu sharraxay: “Doodda waqtigan la joogo ayaa ah in fayrasku ku fiday magaalada oo dhan iyo in dowladda iyo...
https://youtu.be/EujJ2uH7utg
https://youtu.be/NAwWlAZGhbQ
Taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad Cabdraxmaan Aadan ayaa sheegay in Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Finish uu dhagax dhigay dhul ay leeyihiin ciidamada Asluubta, oo uu sheegay inay boobayaan dad shacab ah. Taliyaha oo shir jaraa’id isugu yeeray saxaafadda ayaa...
https://youtu.be/mBQU1zApRwA Madaxweynaha Hirshabelle DR Maxamed Abdi Waare  Ayaa Si Rasmi ah Garoonki Diyaaradaha Jowhar ugu Magac daray Maxamed Dheere Jowhar international Airport  Xarigana ka jarey Muqaalka Xarig Ka jarka Munasabada  si heer sareah loo soo agaasimay oo ka dhacay goornka Maxamed...
https://youtu.be/pzCdu8Sku-c Mudane Cabdalla Hamdok, Ra’iisul Wasaaraha dalka Suudaan ahna Guddoomiyaha IGAD Madaxda Dalalka, Mudanayaal iyo Marwooyin Waxaan si diirran u soo dhawaynayaa Shirkan Madaxda IGAD ee wakhtigii loo baahnaa ku soo aaday, kuna saabsan caabuqa Corona ee saf-marka ah. Waxaan u mahadcelinayaa walaalkay...
https://youtu.be/pzCdu8Sku-c Your Excellency Abdalla Hamdok, Prime Mnister of Sudan and the Chair of IGAD Head of States, Excellences and Ladies And Gentlemen I warmly welcome this timely IGAD Special Summit of the Heads of State and Government on the Corona Virus pandemic....
https://youtu.be/Lg2MhZhZ-cg Madaxweynaha Dowlad Goboleydka Hirshabelle State Dr Maxamed Cabdi waare  oo shirgudoominayey Shirka Amniga ee Maamulkaas ayaa soo dhaweeyey qorshaha Deyn cafinta dalka iyo wajiga cusub ee la macaamilka heya.daha maaliyadeed ee Caalmka dhaqaalaha maalgashiga iyo guud ahaa Arimaha bulshada wuxuuna...
Qaar  ka mid ah Saamileyda iyo  shaqaalaha shirkadaha kala duwan ee loogu yeero magacyada foor gambis forakis  iyo jiq oo jiif ayaa bilaabay in ay sameeyaan Banaabaxyo cabsho oo jeebkoda ah Maalmihii Danbe ayaa waxaa Magaalada ku soo badanayey banaanbaxyo...
https://youtu.be/4f9QXNdAucc Maamulka dagmada dayniile oo madaxda dowlada ugu baaqay in dib u dajin Ku meel gaar ah loo sameeyo Barakacayaasha ka imanaya goobaha ay ku dagaalamayaan ciidanka dowlada iyo kuwa Alshabaab Tan iyo wixii ka danbeeyey markii ay ciidmada dowlada iyo...
https://youtu.be/tALMH9qYHuE Haweenka Mudulood ayaa  wacdaro ka dhigay Kulan ay ku taageereen Shirkii siyaasiyiintoodu  ku yeesheen Magaalada Muqdiisho Kulankaan ayaa haweenka beel weynta  soomaliyeed ee Mudulood  waxay ku taageero iyo garab istaag u muujiyeen kulan siyaasiyiinta mudulood ee horey ugu qabteen Muqdisho   Waxaana...
https://youtu.be/ydE0E-ZcLw8
https://youtu.be/cUI_atiSCb0 Maamulka Mandheere ee deegaanka N.F.D ayaa ugu baaqay wasiirka amniga dowlad goboleedka Jubbaland, Cabdirasiid Xasan Nuur (Janan) inuu isaga baxo gudaha magaaladaasi. Maamulka oo shir jaraid qabtay  ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in markale Mandera laga dareemo xiisado colaadeed.   Sidoo...
https://youtu.be/2hq59ZnYlE8 ka dib dagaal Sadax geesood ahaa oo ka dhacay dagmada baladxaawo ee xaduud beenaadka kenya iyo somaliya kaasi oo u dhaxeeyey ciidamada Jubaland oo garabsanaya kuwa kenya oo isku meel ah iyo kuwa dowlada fadaraalka somaliya ayaa warkii ugu...
https://youtu.be/KfeAX8goTdY Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta xarigga ka jaray xarunta wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo dib-u-dhis lagu sameeyay, ayaa caddeeyay in dadka iyo dowladda Soomaaliyeed ay fariin xooggan u diyaraan kooxda argagaxisada ee qorsheynayay...
https://youtu.be/B6rV0Jyev2s
https://youtu.be/tK85XmISrAY
https://youtu.be/6G2fdcLuQz0
https://youtu.be/IiMH2ujnnLA
Waa Caana Baqay dowlada galmudug laga dhisayo https://youtu.be/-PgLqitkM7k
https://youtu.be/OdE61da4uXk Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya dab xoogan oo xalay ka kacay Xarunta Bangiga Dhexe ee Muqdisho,iyada oo Dowlada Hoose ee Xamar ay ku guuleysatay in ay si deg deg ah u damiso Dab ka kacay Bankiga Dhaxe...
https://youtu.be/KpUFQHllP8M Daahiye Cabdi oo ka mid ah Muwaadiniinta dalka dibad jooga ka aheyd mudo badan ayaa go.aansaday in uu dalkiisa lama huraan u yahay isaga oo daganaanshiyo ka heystay dalka Boqortooyada ingireiiska wuxuuna ka soo dagay garoonka Adan cade international...
https://youtu.be/0rAR60HNhRA Amaal ayaa ah gabar baxsad ka ah reerkeeda oo raadinayey muddo laba bilood ah, kadib markii ay ka baxsatay xarun lagu dhaqan celinaayey oo ku taalla degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Gen. Zakiya ayaa muuqaalkan su’aallo ku weydiinaysa gabadhan oo...
https://youtu.be/4gb2tel_Pg4 Burburkii dalka ka dhacay waxaa hoos u dhac weyn ku yimid xarumihii waxrashada gacanta oo ay ka soo bixi jireen Enjineero ku taqasusay dhismaha guud makaanigiintii iyo korontada . Hadaba si aan waxbadan uga ogaano bulshadana ula wadaagno ayaan tagnay Xaruunta...
https://youtu.be/5r4zVrJZGvw For years, Samy Ben Redjeb has been traveling across Africa and Latin America in search of forgotten sounds: vintage funk and myriad hybrids, offshoots, and variants that proliferated in the post-colonial era. Since 2006, his label, Analog Africa, has...
https://youtu.be/2vv5_NePn6M Xeer ilaalinta maamulka Puntland ayaa shaacisay saacada iyo maalinta xukunka dilka ah lagu fulin doono sadex nin oo lagu helay in dil iyo kufsi naxariis daro ah u geesteen Caa’isha Ilyaas oo aheyd gabar 12-sano jir aheyd. Maxkamadaha kala duwan...
Guddiga Farsamada Maamul Dhisidda Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay xubnaha cusub ee Baarlamaanka 2-aad ee Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay soo xuleen odayaasha dhaqanka ee Galmudug, kadib markii ay in muddo ah ku mashquulsanayeen arrimaha dib-u-...
Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa sheegay iney iyagu ka dambeeyeen qaraxii xooganaa ee maalin ka hor ka dhacay isgoyska Ex-Control Afgooye ee magaalada Muqdisho, kaas oo uu khasaare kala duwan kasoo gaaray dad isugu jira ciidan...
https://youtu.be/ty3B5oxhhB4
https://youtu.be/m5deq-rCnrg Maamulka Dugsiga indhoolayasha Albasiir ayaa sheegay in dhaqaalihii uu siin jiray Gobolka Banaadir mudo uu ka maqan yahay dugsiguna qarka u saran yahay in deyn iyo dhaqaale la.aan u xirmo .   Waxaana Dugsigaan wax ku barto in ka badan 50...
https://youtu.be/h7ASnGwfr-g Ehelada maxbuus Xabsiga ku dhintay oo dowlada ugu baaqay in baaritaan lagu sameeyey Vidiyo iyo sawiro la soo dhigay baraha bulshad ayaa aad looga xumaaday falka la sheegay in lagu sameeyey Maxbuuska dhintay oo ahaa Xasan Kurtun Calasow   askari bolice...
https://youtu.be/dR8Rxo-WdKQ Qoysas ka soo barakacay daadadka baladweyne dagaalada bey iyo bakool iyo deegaano kale oo dhaca gobolada koofureyd ee dalka ayaa ku dhibaataysan qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho kuwaas oo maciin biday iyo in ay ka heli doonaan mid...
https://youtu.be/W6ErIcz16Es IBs banka wuxuu kuu soo kordhiyey Adeega mastar card 3d secure code adeegaan wuxuu mastar card kaaga ka ilaalinayaa in uu qof kale kula isticmaalo hadaba siduu u shaqeeyaa mastar card 3d sure code mar ka aad ka dukaameysaneyso internetka ee aad...
Dawasho wacan https://youtu.be/j-usUZzdowQ
https://youtu.be/2vv5_NePn6M Caziizow kacabsigaaga caqiidooy aaminkaaga cilmiyoow doondonistaada ayaa caymo lagu helaa waxaan caynkaa uniri habluhu caaqiibo iyo ciziga sharafkeena weeyee maxaad ciilka ubadeen calool tii kulagashiyo hooyadi kucanqarisay weeyee maxad ugu caasideen caruur tii kuudhashoo culeyska xambaartay weeyee maxaad ucadaadiseen ➖➖➖➖➖➖ Gabdhihi...
https://youtu.be/pMAXOTDDiGI
https://youtu.be/FCgTBaKn-M8 Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka carootay maashin laga gudbiyey ka maqaanshiyaheeda fadhiyada baarlamaanka Wasiirka oo xildhibaanada golaha shacabka ka tirsanyed labaatankii sano ee la soo dhafay ayaa sheegtay in aanay weligeed ka nixin mooshin baarlamaanka la horgeeyo waxayna taas...
https://youtu.be/oPruR9-S3Ko Beledweyne waa magaalo taariikhi ah, lehna kheyraad badan. Sanadkii 2015 ayaan dhowr jeer tagay Beledweyne. Waa magaalo god ku jirta. Qeybo ka mid ah xaafadaheeda sannadkii laba jeer ayuu Wabigu ku fatahaa. Ma lahan Qorshe degaaneed iyo jidad ee waxay...
https://youtu.be/32FtJDdoNLY
Mudane/Marwo waxaan  halkan kuugu soo gudbinayaa qormo kooban oo ka hadlaysa taariikhda hijrigaa iyo aasaasiddeedii, baahiyaha keenay in la sameeyo taariikh u gaara islaamka, iyo ahmiyadda ay ku leedahay islaamka dhexdiisa. Taariikhda Hijrigaa waa maalin tiriska kaalandarka bulshada islaamka, kaas...
taliyaha Ciidanka Booliska Somalia iataaf kiisa khaas ka ah oo Dil ugu hanjabay Wariye Maxamed cabdi cisman Faradheere Kadid, markii uu qoraal ka qoray Taliyaha Ciidanka Police ka Soomalia Genaral Sulub Axmed fidhin. faradheere ayaa Bartiis X Twitter uu Soo...
Waa kuma Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Gaas Sulub Axmed Fifhin waa shaqsi aqoon durugsan U leh Arimaha Ciidanka. Mudadii uu ahaa taliyaha Ciidanka Waxa uu gaadhay Booliska Dalkeennu hormaro badan oo waxa uu halkii ka sii waday dib u habaynta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan casho ah kula qaatay ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka qayb galay dhoola-tus Millatari oo ciidamo ka socday 23 waddan ay ku...
Wasiir Mohamed A. Hayir Maareeye iyo Soomaali Cagaaran          Wasiir maareeye mid loo dhigo la waa. waxaan beeraynaa ilaa 200.000 Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Mudane. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Ayaa Wasaradda Ku Qaabilay Xildhibanada Xisbiga New Green Part. Wasiirka Wasaaradda Beeraha...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa goordhoweyd soo gaba-gabeysay kiiska ka dhanka ah Sayid Cali Macallin Daa’uud oo ku eedeysnaa inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis oo uur lahayd, waxayna ku xukuntay dil toogasho ah. Kiiskan oo aad loo sugayay ayaa maxkamadda horay...
Waa maxay cabsida ay qabaan Barlamaanka Jubalnad mase jiraa khilaaf Axmef Madoobe iyo Barlamanka u dhaxeeya Jubaland. Laga bilaabo shantii December 2023 baarlamaanka Jubbaland waxuu yeeshay 3 kulan oo kala ahaa: 1. Mid lagu ansixinayay miisaaniyadda 2. Kulan looga hadlayay...
Wariyihii Faransiiska u dhashay oo laga sii daayey xabsiga itoobiya iyo walaaca wariyaal wali u xidhan maamulka itoobiya. Wariyihii Faransiiska u dhashay oo laga sii daayey xabsiga itoobiya iyo walaaca wariyaal wali u xidhan maamulka itoobiya. Hay’adaha u dooda Saxafiyiinta ayaa...
Warbixinta Wariye Faransiis ah oo lagu xiray Itoobiya iyo Xaalka itoobiya oo Qasan sida uu qoray Wargayska Caanka ah Guardian. (Turujume: Mohamed Abdi osman (Faradhere) Antoine Galindo ayaa lagu eedeeyay inuu maleegay shirqool uu la galay jabhado, balse kooxaha xoriyadda saxaafadda ayaa...
Abwaan Cabdirisaaq Axmed Geedi Aaqiro Oo Ahaa Ninkii Sameeyay Heeskii Birmade  Xasan Shiikh oo Uu Qaado Ismaaciil Aarka Ayaa Mudo 30 cisho oo uu ku Xiranaa  Magaalada Hargeeysa Ee Gobolka Waqooyi Galbeed Soomaaliya dib u helay xoriyadiisii Abwaan Aaqiro oo aan...
- . Sida aad ka war qabtaan, waxa sii badanaya dilalka ula-kaca ah ee ay geysanaayaan dadka rayidka ah, dadka rayidka ah waxan ula jeedaa qof kasto oo aan ka tirsaneyn ciidamada noocyadadooda kala duwan. Waxa aan filayaa in aad...