LATEST ARTICLES

Full VIDEO Sii haaye Wasiir Goodax bare oo codsaday in la dhaxdhaxaadiyo puntland iyo Xukuumadii dhacday

0

Sii haaye Wasiir Goodax bare oo codsaday in la dhaxdhaxaadiyo puntland iyo Xukuumadii dhacday Sii haayaha Xika wasiirka wasaarada waxbarashada ee Xukuumadii baarlamaanku riday Cabdulaahi Goodax Bare ee warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in khilaaf xogan oo dhanka waxbarashada ah uu ka dhaxeeyo maamulka puntland kaasi oo salka ku haayo Qaadashada manaahijta qaranka  iyo aqoonsiga Shahaadooyinka ay siiyaan ardayda aan...

Full VIDEO Fashilka sanadguuradii Cumar finish iyo Shacabka Muqdisho oo dowlada ka codsaday in wadooyinka loo furo

0

https://youtu.be/FTm5CRgC6Sk   Shacabka Muqdisho ayaa sheegay in ay la.yihiin meel ay mariyaan meydka walaac xoogana ka muujiyey xirnaashiyahay wadooyinka ee soo badanaya sidoo kale waxaa ku soo badanaya goobaha ay biyuhu fadhiyaan ee xaafadaha gudahooda ah waxaana intaa u sii dheer qashinka daadsan magaalada xili Amnigiina uu faraha ka baxay siida ay somalisan u sheegeen qaarka miah shacabka ku dhaqan waxayna ku tilmaameen...

Full VIDEO Qoys ka ooyay cadaalad daro loo gaystay aabohoodSawirada

0

Qoys ka ooyay cadaalad daro loo gaystay aabohood lacag u xiran oo Muqdisho warbaahinta kula hadlay https://youtu.be/HVIyGXHnQ3Y Macalin Cabdikariin Bilaal oo in ka badan 40 sano bulshada waxbarayey ayaa ugu danbeyn ku xiran xabsi si gaar ah loo leeyahay oo ku yaal Gobolka Sh/hoose Qoyasaska Ehelada ardayda iyo Asxaabiisa ayaa xusay in mudo 8 blood uu xaqdaro u xiran yahay loona heysto...

Hambaalyada Xisbi siyasadeedka somalisan ee  maalinta ay  Mareykankaxornimada qaateen.

0

U.S.A Independence Day. On this day in 1776 Today we celebrate Independence Day. On this day in 1776, a new birth of freedom was realized. It is the responsibility of every generation to preserve and fulfill the promise of the Declaration of Independence to ensure that all Americans live in a country that is free and just. Madaxda iyo Masuuliyiinta Xisbiga...

Toos ula soco Munaasibada xuska 26 ka Juun

0

https://www.youtube.com/watch?v=Ne7VMouKCVQ&feature=youtu.be

Aqriso Qodobada ku Qoran Dastuurka hore oo dhameystiran

0

DASTUURKA JAMHUURIYADDA DIMOQRAADIGA SOOMAALIYA - 1979 GOGOLDHIGGA DASTUURKA Shacbiga Soomaaliyeed ee wadajir iyo midmidba ugu halgamaya nolol sharaf leh iyo sinnan aadaminimo ee qaaya leh, dagaalna ugu jira xasilloonida iyo nabadda joogtada ah, gudaha iyo dibeddaba, si uu u fuliyo danaha guud ee Dadweynaha xoogsatada ah, una xaqiijiyo himilooyinka waaweyn ee Kacaankiisa, midnimada Ummaddisa, hirgelinta dhismaba Hatiwadaagga, si uu...

Full VIDEO Maxaan kaligey hamiyey kuwii hiil iigu xigay hareertey maxaan ka dayey iyo AUN Abwaan Cabdi Muxumed

0

https://youtu.be/yuiiDWOoZco Maxaan kaligey hamiyey kuwii hiil iigu xigay hareertey maxaan ka dayey  codkii iyo ereyadii Aqbaan Cabdi Muxumed Amiin   Maxaan kaligey hamiyey kuwii hiil iigu xigay hareertey maxaan ka dayey  Muxuu igu dumay habeen Maxay ilo hibiq itiri hobeeyaa hobey hobeeyaa hobey Caashaq huursanow wah hobey hurdan taaganow wah hobey ubax ii hiraa wah hobey guul aan hubow wah hobeeyaa hobey hobeeyaa maxay talo iga hab tiri maxaan hiil mooday...

Full VIDEO Xildhibaan jeesow Madaxweyne Farmaajo Axmed Madoobe Aqoonsi ma siin karo

0

https://youtu.be/IOaYsQthMqQ Xildhibaan daahir amiin jeesow oo ka tirsan mudanayaasha baarlamanka df kuwooda ugu caansan abuurtayna  sidii Madaxweyne mucaard iyo muxaafid oo shir jaraid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka falceliyey shirka jabuuti uga socdo dowlada Somaliya io maamulka ictiraaf doonka ah ee reer somaliland Xildhibaanka oo khudbadiisa qodobo badan ku soo hadal qaaday ayaa xusay in madaxweyne Farmaajo uusan Axmed Madoobe...

Full VIDEO Siyad Bare ayaa ka hadlay arinta Abii Axmed oo gabre badalay hada dalka ka wado

0

https://youtu.be/nHON_dF4-TA ABIY AHMED WAA AXMAAR SHAADH OROMO XIDHAN!WQ:CALI C. COOMAY. Hadal kama taagna inuu Raysal wasaaraha Itoobiyada wakhtigani uu ku shaqaynayo siyaasaddii guunka ahayd ee ay aaminsanayd qoomiyada ugu damaca badan dalka Itoobiya ee Axmaaradu. Marka la eego hadalladaasii intii uu xilka hayey wuxuu la safan yahay, lana dhacsan yahay fikirka Axmaarada ee ku salaysan inay liqaan dhammaan dadyowga ku dhaqan...

Full VIDEO Madaxweynaha Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo $1,140,000*  (Hal malyan Boqol iyo Afartan  kun USD).ku wareejiyay Guddiga Ganacsatada Fatahaada Beledweyne

0

https://youtu.be/rVn8WiJoWr0 Madaxweyne waare waanadiisa wax ku qaado waa wacneyde Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa munaasabad uu ku qabtay magaalada Beledweyne ku wareejiyay Guddiga Ganacsatada Fatahaada Beledweyne lacagtii loogu talo galay fatahaadda Beledweyne ee ka kala yimid Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Jibuuti, Munaasabadda uu Madaxweynaha Hirshabeelle State ku wareejinayay lacagta ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubno ka...

Full VIDEO Nin ku labisnaa Jaakad miineysa oo uu isku qarxin tabay oo la qabtay

0

https://youtu.be/G5OkpMimAq0 Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa saakay gacanta ku dhigay nin la sheegay in qarax ku xiray gaari uu lahaa nin masuul ah, waxaana booliiska qaraxaasi ku guuleesteen in ay qarxiyaan iyada oon dhibaato geesan. Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Sadiiq Adan Cali oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ciidamada booliiska qabteen nin uu sheegay in qarax ku xirayay gaari uu sheegay...

Wax badan ka ogow Haweeneydii iibinteeda facebook lagu xayeesiiyey ayaa diiday in dalkeeda lagu celiyo

0

Haweeneydii  u dhalatay  Nigeria ee dhowaan lagu xayasiiyay Facebook-ga , kuna nooleyd gudaha dalla Lebanon ayaa diiday in lagu celiyo waddankeedii hooyo, sida ay sheegeen madaxda Jaaliyadda Nigeria ee Beirut. Gabadhaan ayaa waxaa macluumaadkeeda la soo dhigay Facebook-ga , iyadoo lagu iibinayo Kun doollar oo kaliye , waana dumarka guryaha ka shaqeeya, waxaase soo badbaadiyay ciidamada Dowladda Lebanon, kadibna waxaa...

War deg deg ah Xeer ilaaliyah jabuuti oo sheegay in fuad loo heysto Qayaamo qaran

0

https://youtu.be/hwvIYSZilkQ Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Djabouti DR Jaamac Suleymaan Cali ayaa faahfaahiyey dacwada loo heysto duuliye Fuad Yuusuf Cali wuxuuna shir jaraid oo uu qabtay ku sheegay sababta dowlada Jabuuti u xirtay iyo danbiyada loo heysto fuaad yusuf Cali oo ah muwaadin u dhashay dalka Jabuuti  kana tisanaa cidamada circa  dhashayna 1980kii Xeer ilaaliyaha ayaa shirkiisa jaraid ku xusay in...

Full VIDEO Madaxweynaha Hirshabeelle State oo guddi isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaanno u saaray dilka shaqaale caafimaad oo ka dhacay Golaley

0

https://youtu.be/L72shkYGzJY xasuuqii Gololey Madaxweyne Waare oo Amrey Baaritaano dheeri ah Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddi ka kooban 7 xubnood, kuwaasi oo baaritaanno ku soo sameynaya falkii 28-kii bishan lagu xasuuqay shaqaale caafimaad oo ka howlgalayay xarun caafimaad oo ku taala Tuulada Golaley degmada Balcad ee Gobolka ShabeelahaDhexe. Wareegto ka soo baxda xafiiska Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa Guddoomiye looga...

Full VIDEO Garsoorayaal Cusub oo la dhaariyey si ay u badalaan kuwii la ruqsadeeyey

0

https://youtu.be/42FIAjY84VE Gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka, Garyaqaan Baashe Yuusf Axmed, ayaa la dardaarmay garsoorayaal la dhaariyay maanta oo ka howl gelaya maxkamadaha degmooyinka gobalka Banaadir, maxkamdda gobalka iyo maxkamadda racfaanka gobalka. Garyaqaan Baashe Yuusf Axmed, ayaa Madaxweynaha uga mahad celiyay dhammeystirka dadaalladii waqtiga dheer soo socoday ee hagaajinta garoorka iyo guddiyadii kala duwanaa ee imtixaanaadka ku kala saaray ku dhawaad 2000...

Full VIDEO iyo Sawiro Ganacsade Caruurta Soomaaliyeed iyo haweenka u keenay Nacnac iyo Xanjo dhayday dadka waaweene Qamri si ay ugu fasahaadaan maxaa ku dhacay hee

0

Ganacsade Caruurta Soomaaliyeed iyo haweenka u keenay Nacnac iyo Xanjo dhayday dadka waaweene Qamri  si ay ugu fasahaadaan maxaa ku dhacay hee Bolice ka dakada magaalada Muqdisho ayaa dhawaan gacanta ku dhigay kunteener markab xamuul laga soo dajiyey oo ay ku jireen 500 kartoon oo qamri Wiiski ah laguna farsameeyey dalka talyaaniga iyo 130 kartoo oo isiu...

Full VIDEO Wax Badan ka ogow sidii dhulka N.F.D somali Gacanteeda Uga Baxay ama looga iibiyey Kenya

0

https://youtu.be/-xZ6uL-TdPM Dagaalkii Shifta (1963 --1967) wuxuu ahaa khilaaf gooni goosad ah kaasoo qowmiyada Soomaalida ee Waqooyiga Frontier District (NFD) ee Kenya ay isku dayeen inay ka go'do Kenya kana mid noqdaan Soomaaliya. Dowladda Kenya ayaa khilaafkaas ku magacowday "shifta", kadib markii ereyga Soomaaliga ah ee "burcad", ay qayb ka ahayd dadaal dacaayad ah. Qeybta Adeegga Guud ee La-dagaallanka Mucaaradka ee Kenya waxay...

Full VIDEO Ispitalka Dmartiino bukaano koomo ka soo baxay oo ka sheekeeyey

0

https://youtu.be/BjD16-VF_Io Maamulka Isbitaalka u gaarka ah la tacaalidda safmarka COVID19 ee Martiini ayaa shaaciyay in 42 bukaan oo kamid ah kuwa xaaladahoodu adkaayeen ay bogsoodeen oo isbitaalka ay ka soo baxeen. 34 kamid ah ayaa lab ahaa halka 8da kale ay dhidig ahaayeen. Inta badan bukaannadan ayaa isbitaalka la seexiyay kadib markii ay ku adkaatay neefsasahda, kadibna lagu xiray qalab u...

Full VIDEO Hantida Xaaraanta ah sidaan oo kale isaga celi ka hor intaa aan lagaa dhaxlin

0

https://youtu.be/NBeDG9KPpDQ Milkiile hoteel holoday city  uu hanti  xaaraan ah  garawe kaga dhistay dar alle isaga Celiyey iyada oo la leeyahay war waa waalatay Milkiilahaan ayaa ehelkiisa ku ogeysiiyey in aan xoolo xaaraan uusan dooneynin in laga dhaxlo kuna wareejiyey gudi masaajidka garawe ugu weyn wuxuuna yiri waan ka tanaasulay lahaanshiyahiisa isaga oo cadeeyey in hantidaan uu ku tabcay si aan diinta...

Full VIDEO Sidee loo Soo Qabtay Qaadkii dowladu Gubtay

0

https://youtu.be/cYywVUUqu3I dowlada oo goob fagaare ah ku gubtay qaad hareeri ah Ciidamada xooga dalka gaar ahaan qeybta 27aad ayaa dekadda Ceel Macaan  ee gobolka Shabelleeda Dhaxe ku ku qabtay doon sida qaad la sheegay in laga keenay dalak Itoobiya. Waxaana ciidamo uu wato G/sare Saney cabdulle Gacal taliyaha Guutada 4aad ee Ciidamada Xooga dalka oo mudo ku raad joogay u suurta gashay...

Full VIDEO Dolwadda Oo Xaqiijisay Inay Kordheen Xaaladaha COVID-19 Iyo Tirada Dadka u Geeriyooday

0

https://youtu.be/5AkY54xmdB4 Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka Bulshada, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa xaqiijisay in laba ruux oo kamid ah dadkii uu ku dhacay COVID-19 ay geeriyoodeen, 19 xaalada cusubna ay soo kordheern. Wasiirka ayaa sheegtay in guud ahaan tirada uu soo ritay cudurkaani ay noqdeen 135 ruux. Dadka gudaha dalka ugu geeriyooday cudurkaan guud ahaan waa todoba ruux. Marwo Fowsiya Abiikar Nuur waxay...

Ful VIDEO Baxnaano qoysas lacago dowladu u qeybineso

0

https://youtu.be/BcVUyciiLKk Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay Barnaamijka Baxnaano oo taakuleyn dhaqaale lagu siinayo qoysaskeenna danyarta ah, iyada oo wajigiisa 1-aad ay ka faa’iideysanayaan 1.3 Malyan oo ka mid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee gudaha dalka. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Xukuumadda dadaalka ay ku bixisay xaqiijinta ballan-qaadkii ku aaddanaa dib u soo nooleynta adeegyada aas-aasiga ah ee dadweynaha...

Full VIDEO Barnaamijka Horumarka Hirshabelle State

0

ku soo dhawaada barnaajijka wareysiyada somalisan  oo aan wareysi kala duwan kula yeelaneyno Shacab iyo masuuliyiin ku sugan magaalo madaxda gobolka Sh/dhexe ee Jowhar caasimada hirshabelle state waxaan barnaamijka idiin daadihinaya Aniga oo ah Muuse Maxamuud Jiisow Barnaamijka waxaa marti inoogu ah Gudoomiye ku Xigeenka Baarlamanka hirshabeel Xildhibaan Cabdi Xusen Geedi Gudoomiyaha Gobolka sh/dhexe Axmed Meyre Makaraan Taliyaha Saldhiga  Bolice...

Jawaabta dowladda ee COVID-19: xanta iyo xaqiiqda ka jirta Muqdisho

0

Tijaabada COVID-19 ee Soomaaliya waa mid xaddidan, laakiin qiyaasaha ayaa ka sii badan tirada cudurka. Sida goob jooge ku sugan Muqdisho uu sharraxay: “Doodda waqtigan la joogo ayaa ah in fayrasku ku fiday magaalada oo dhan iyo in dowladda iyo Wasaaradda Caafimaadka aysan dhab ahaan ogayn baaxadda faafitaanka. ” Waxaa jirta dareen ah in dad aad u badan sidii caadiga ahayd...

Full VIDEO Kheyre dalkeenu halis ayuu ku jiraa

0

https://youtu.be/NAwWlAZGhbQ

VIDEO Boobka dhulka cumar finish iyo Dhul iyo guri

0

Taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad Cabdraxmaan Aadan ayaa sheegay in Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Finish uu dhagax dhigay dhul ay leeyihiin ciidamada Asluubta, oo uu sheegay inay boobayaan dad shacab ah. Taliyaha oo shir jaraa’id isugu yeeray saxaafadda ayaa sheegay in dhulkii uu Asluubta ku lahaa Magaalooyinka Muqdisho, Afooye iyo Balcad ay ku jiraan halis, islamarkaana qaarkood la boobay,...

Full VIDEO Maxamed Dheere Jowhar international Airport

0

https://youtu.be/mBQU1zApRwA Madaxweynaha Hirshabelle DR Maxamed Abdi Waare  Ayaa Si Rasmi ah Garoonki Diyaaradaha Jowhar ugu Magac daray Maxamed Dheere Jowhar international Airport  Xarigana ka jarey Muqaalka Xarig Ka jarka Munasabada  si heer sareah loo soo agaasimay oo ka dhacay goornka Maxamed Dheere ee Jowhar international airport ayaa waxaa ka hadlay Madaxweyne ku xigeenka hirshabelle State Cali Guudlawe Xusein oo ka shakeeyey...

VIDEO Hadal-jeedinta Madaxweynaha ee Shir Madaxeedka Gaarka ah ee Dalalka IGAD ee CoronaVirus (COVID-19

0

https://youtu.be/pzCdu8Sku-c Mudane Cabdalla Hamdok, Ra’iisul Wasaaraha dalka Suudaan ahna Guddoomiyaha IGAD Madaxda Dalalka, Mudanayaal iyo Marwooyin Waxaan si diirran u soo dhawaynayaa Shirkan Madaxda IGAD ee wakhtigii loo baahnaa ku soo aaday, kuna saabsan caabuqa Corona ee saf-marka ah. Waxaan u mahadcelinayaa walaalkay Mudane Cabdalla Hamdok, Ra’iisul Wasaaraha Suudaan oo sidoo kalena ah Guddoomiyaha Golaha Madaxda Dalalka iyo Dowladaha IGAD iyo Mudane Dr....

VIDEO Farmajo- Special Summit of the IGAD Heads of State and Government on the CoronaVirus (COVID-19) Pandemic

0

https://youtu.be/pzCdu8Sku-c Your Excellency Abdalla Hamdok, Prime Mnister of Sudan and the Chair of IGAD Head of States, Excellences and Ladies And Gentlemen I warmly welcome this timely IGAD Special Summit of the Heads of State and Government on the Corona Virus pandemic. I thank my brother H.E. Abdalla Hamdok, The Prime Minister of Sudan and the Chair of the IGAD Assembly of...

Full VIDEO Waare Somalidu Hadey Faquuqii lagu haayey ka baxaysaa

0

https://youtu.be/Lg2MhZhZ-cg Madaxweynaha Dowlad Goboleydka Hirshabelle State Dr Maxamed Cabdi waare  oo shirgudoominayey Shirka Amniga ee Maamulkaas ayaa soo dhaweeyey qorshaha Deyn cafinta dalka iyo wajiga cusub ee la macaamilka heya.daha maaliyadeed ee Caalmka dhaqaalaha maalgashiga iyo guud ahaa Arimaha bulshada wuxuuna xusay in maamulka hirshabelle uu si aad ah ugu faraxsan yahay talaabada ay dowladu ka qaaday arinta deyn  cafinta isaga oo...

Full VIDEO banaan bax fake ah Saamileyda iyo  shaqaalaha shirkadaha kala duwan ee loogu yeero magacyada foor gambis forakis  iyo jiq oo jiif ayaa bilaabay in ay sameeyaan Banaabaxyo...

0

Qaar  ka mid ah Saamileyda iyo  shaqaalaha shirkadaha kala duwan ee loogu yeero magacyada foor gambis forakis  iyo jiq oo jiif ayaa bilaabay in ay sameeyaan Banaabaxyo cabsho oo jeebkoda ah Maalmihii Danbe ayaa waxaa Magaalada ku soo badanayey banaanbaxyo been abuur ah oo lagu taageerayo shirkadahaasi dhacay iyo boobka caadeystay ayna dhigayaan shaqsiyaad bah wadaag la ah Mudaaharaadayaasha oo iska...

Full VIDEO qoysas ka cararay owdheegle qoryooley sabiib iyo caanoole ceel saliini marko afgooye iyo deegaano kale oo dayniile Gaaray

0

https://youtu.be/4f9QXNdAucc Maamulka dagmada dayniile oo madaxda dowlada ugu baaqay in dib u dajin Ku meel gaar ah loo sameeyo Barakacayaasha ka imanaya goobaha ay ku dagaalamayaan ciidanka dowlada iyo kuwa Alshabaab Tan iyo wixii ka danbeeyey markii ay ciidmada dowlada iyo kuwa ka socda wadamda kale ee caalamka ay dardar galiyeen dagaalada dhanka ka h alshabaab ayaa waxaa soo badanayey dhibaatooyinka...

Full VIDEO Haweenka Mudulood oo wacdaro ka dhigay Kulan ay Muqdisho ka dhacay

0

https://youtu.be/tALMH9qYHuE Haweenka Mudulood ayaa  wacdaro ka dhigay Kulan ay ku taageereen Shirkii siyaasiyiintoodu  ku yeesheen Magaalada Muqdiisho Kulankaan ayaa haweenka beel weynta  soomaliyeed ee Mudulood  waxay ku taageero iyo garab istaag u muujiyeen kulan siyaasiyiinta mudulood ee horey ugu qabteen Muqdisho   Waxaana ka soo qeyb galay haween xilal Kala duwan ka soo qabtay dowladihii dalka soo marey iyo kuwo kale oo Munaasibada...

Full VIDEO Reer Mandheere C janan uma baahnine 24 saac ha nooga baxo

0

https://youtu.be/cUI_atiSCb0 Maamulka Mandheere ee deegaanka N.F.D ayaa ugu baaqay wasiirka amniga dowlad goboleedka Jubbaland, Cabdirasiid Xasan Nuur (Janan) inuu isaga baxo gudaha magaaladaasi. Maamulka oo shir jaraid qabtay  ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in markale Mandera laga dareemo xiisado colaadeed.   Sidoo kale waxa ay wasiir Janan oo baxsad ka ah dowladda Soomaaliya iyo ciidamadiisa u qabteen in 24 saacadood gudahooda ay...

Full VIDEO dagaalkii Balad xaawo oo looga guuleystay Xulufadii Kenya

0

https://youtu.be/2hq59ZnYlE8 ka dib dagaal Sadax geesood ahaa oo ka dhacay dagmada baladxaawo ee xaduud beenaadka kenya iyo somaliya kaasi oo u dhaxeeyey ciidamada Jubaland oo garabsanaya kuwa kenya oo isku meel ah iyo kuwa dowlada fadaraalka somaliya ayaa warkii ugu danbeeyey sheegayaan in haatan dagaalkaasi uu joogsaday   saraakiil ka tirsan ciidqamada dowlada somaliya oo shacabka kula hadlay bad xaawo  ayaa shegay...

Full VIDEO Ra’iisul Wasaare Khayre: Dadka Soomaaliyeed Lagama Adkaado, Hiigsigooda Kama Tagaan, Marka Ugu Dambeysana Iyagaa Guuleysanay

0

https://youtu.be/KfeAX8goTdY Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta xarigga ka jaray xarunta wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo dib-u-dhis lagu sameeyay, ayaa caddeeyay in dadka iyo dowladda Soomaaliyeed ay fariin xooggan u diyaraan kooxda argagaxisada ee qorsheynayay in wasaaradda shaqadeedu istaagto. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in kooxda Argagaxasida ee shaqadoodu tahay dilka iyo duminta ay dhismaha...

Full VIDEO Haweenka Galmudug taladooda mala qaadan karaa?

0

Waa Caana Baqay dowlada galmudug laga dhisayo https://youtu.be/-PgLqitkM7k

Full VIDEO Bangiga Dhexe ee Somalia oo Dab ka kacay iyo Wararkii ugu dambeeyay

0

https://youtu.be/OdE61da4uXk Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya dab xoogan oo xalay ka kacay Xarunta Bangiga Dhexe ee Muqdisho,iyada oo Dowlada Hoose ee Xamar ay ku guuleysatay in ay si deg deg ah u damiso Dab ka kacay Bankiga Dhaxe ee Dowlada. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) iyo mas’uuliyiin kale ayaa goobjoog ka ahaa...

Full VIDEO Ganacsade Daahiye Cabdi Cad oo 27 sano ka dib dalka dib ugu soo laabtay ayaa lagu soo dhaweeyey Muqdisho

0

https://youtu.be/KpUFQHllP8M Daahiye Cabdi oo ka mid ah Muwaadiniinta dalka dibad jooga ka aheyd mudo badan ayaa go.aansaday in uu dalkiisa lama huraan u yahay isaga oo daganaanshiyo ka heystay dalka Boqortooyada ingireiiska wuxuuna ka soo dagay garoonka Adan cade international airport ee Magaalada Muqdisho Soo dhaweynta daahiye ayaa waxaa ka qeybqaatay qeybaha kala duwan ee bulshada ganacsato can ah saraalkii ciidan...

VIDEO ganaraal Zakiya oo macsalaameysay Gabadhii Baxsadka aheyd lana kulantay ka hor inta aan loo qaadin danmark

0

https://youtu.be/0rAR60HNhRA Amaal ayaa ah gabar baxsad ka ah reerkeeda oo raadinayey muddo laba bilood ah, kadib markii ay ka baxsatay xarun lagu dhaqan celinaayey oo ku taalla degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Gen. Zakiya ayaa muuqaalkan su’aallo ku weydiinaysa gabadhan oo sheegtay in mudadii ay ka maqneyd reerkeeda ay la joogtay asxaabteeda wax dhibana aysan arag, haaranna ay dooneyso in lagu...

Full VIDEO Warshadda Hayle Barise Technical Development Centre ka baro farsamada Gacanta

0

https://youtu.be/4gb2tel_Pg4 Burburkii dalka ka dhacay waxaa hoos u dhac weyn ku yimid xarumihii waxrashada gacanta oo ay ka soo bixi jireen Enjineero ku taqasusay dhismaha guud makaanigiintii iyo korontada . Hadaba si aan waxbadan uga ogaano bulshadana ula wadaagno ayaan tagnay Xaruunta Hayle Barise Technical Development Centre oo ku taalaa Degmadda Yaqshiid, Wadada Balad ee Mogadishu. Isla markaana  lagu barto  Farsamadda Guud ee...

VIDEO Mogadisco – Dancing Mogadishu (Somalia 1972–1991)

0

https://youtu.be/5r4zVrJZGvw For years, Samy Ben Redjeb has been traveling across Africa and Latin America in search of forgotten sounds: vintage funk and myriad hybrids, offshoots, and variants that proliferated in the post-colonial era. Since 2006, his label, Analog Africa, has turned up dusty recordings from Benin, Togo, Ghana, Angola, Burkina Faso, Congo, Senegal, Cape Verde, Cameroon, Zimbabwe, Colombia, Brazil—many of...

Maalinta iyo Saacada la fulinayo Dilka ragii kufsaday kadibna Dilay Caasho Ilyas oo la shaaciyay iyo VIDEO qiiro leh

0

https://youtu.be/2vv5_NePn6M Xeer ilaalinta maamulka Puntland ayaa shaacisay saacada iyo maalinta xukunka dilka ah lagu fulin doono sadex nin oo lagu helay in dil iyo kufsi naxariis daro ah u geesteen Caa’isha Ilyaas oo aheyd gabar 12-sano jir aheyd. Maxkamadaha kala duwan ee Puntland ayaa isku raacay in xukun dil ah lagu fuliyo sadex nin oo lagu helay in iyagu ka dambeeyeen...

Akhriso liiska Mgacyada iyo qabiilada Xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

0

Guddiga Farsamada Maamul Dhisidda Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay xubnaha cusub ee Baarlamaanka 2-aad ee Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay soo xuleen odayaasha dhaqanka ee Galmudug, kadib markii ay in muddo ah ku mashquulsanayeen arrimaha dib-u- heshiisiinta beelaha wada-dega deegaannada Galmudug iyo soo xulista xubnaha kamid noqon doona Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug.

dhageyso codka Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage oo sheegay in ay fuliyeen weerarkii Excontrol Afgooye

0

Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa sheegay iney iyagu ka dambeeyeen qaraxii xooganaa ee maalin ka hor ka dhacay isgoyska Ex-Control Afgooye ee magaalada Muqdisho, kaas oo uu khasaare kala duwan kasoo gaaray dad isugu jira ciidan iyo shacab intaba. Kalimad la dhageysan karo muddo 24 daqiiqo ah ayuu Sheekh Cali Dheere ku faahfaahiyay qaraxii halkaas ka dhacay...

Full VIDEO Dugsiga Indhoolayaasha Albasiir oo Xirmi rabo dhaqaale la.aan darted

0

https://youtu.be/m5deq-rCnrg Maamulka Dugsiga indhoolayasha Albasiir ayaa sheegay in dhaqaalihii uu siin jiray Gobolka Banaadir mudo uu ka maqan yahay dugsiguna qarka u saran yahay in deyn iyo dhaqaale la.aan u xirmo .   Waxaana Dugsigaan wax ku barto in ka badan 50 ka mid ah dadka araga la. Ayaa waxaa dhaqaale howshiisa lagu socodsiiyo siin jiray maamuladii Gobolka Banaadir Qaarkood oo uu...

Full VIDEO Faahfaahinta ehelada sidii uu Xabsiga ugu geeriyooday Maxbuus Xanuunsanaa

0

https://youtu.be/h7ASnGwfr-g Ehelada maxbuus Xabsiga ku dhintay oo dowlada ugu baaqay in baaritaan lagu sameeyey Vidiyo iyo sawiro la soo dhigay baraha bulshad ayaa aad looga xumaaday falka la sheegay in lagu sameeyey Maxbuuska dhintay oo ahaa Xasan Kurtun Calasow   askari bolice oo faldanbiyeed maxkamadu ku heshay Shirjaraid oo ay Muqdisho ku qabteen ayey eedeyn iyo dayacaad u soo jeediyeen Taliyihii Xabsiga Dhexe...

Full VIDEO Barakacyaal ka sheekeeyey dhibaatadii ay soo mareen

0

https://youtu.be/dR8Rxo-WdKQ Qoysas ka soo barakacay daadadka baladweyne dagaalada bey iyo bakool iyo deegaano kale oo dhaca gobolada koofureyd ee dalka ayaa ku dhibaataysan qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho kuwaas oo maciin biday iyo in ay ka heli doonaan mid ka wanaagsan noloshii dhibka ay  ka muteen kagana soo hayaameen guryahoodii iyo gasiinkoodii . Kaamku yaal deegaanka sarkuusta oo ay dagan...

Fariinta IBS bank ee habka Dukaameysiga dunida

0

https://youtu.be/W6ErIcz16Es IBs banka wuxuu kuu soo kordhiyey Adeega mastar card 3d secure code adeegaan wuxuu mastar card kaaga ka ilaalinayaa in uu qof kale kula isticmaalo hadaba siduu u shaqeeyaa mastar card 3d sure code mar ka aad ka dukaameysaneyso internetka ee aad doorato waxa aad dooneysayin aad gadato waxaa laguugu hagi doonaa qeybta lacag bixinta halkaasooo aad galin doonto macluumaadka mastar cardkaaga si loo...

Full VIDEO Guurow Wilisaqo gadoon shirib waalo cayaaraha Hidaha iyo dhaqanka

0

Dawasho wacan https://youtu.be/j-usUZzdowQ

Full VIDEO Hees murgo leh oo uu abwaan Maxamed Saciid u tiriyey Caaisha Ilyaas Caaisho yarey

0

https://youtu.be/2vv5_NePn6M Caziizow kacabsigaaga caqiidooy aaminkaaga cilmiyoow doondonistaada ayaa caymo lagu helaa waxaan caynkaa uniri habluhu caaqiibo iyo ciziga sharafkeena weeyee maxaad ciilka ubadeen calool tii kulagashiyo hooyadi kucanqarisay weeyee maxad ugu caasideen caruur tii kuudhashoo culeyska xambaartay weeyee maxaad ucadaadiseen ➖➖➖➖➖➖ Gabdhihi calan iyo cudoon gabdhihi ceebliyo cadeey gabdhihi cadar iyo cajabo gabdhihi caashaqa mudnaa bal eeg sida loo cadibay Bal eeg caaishadii...

Full VIDEO Khadiijo Maxamed Diiriye waxaa u mahadcelinayaa Xildhibaanada keenay mooshinka kheyreysan

0

https://youtu.be/FCgTBaKn-M8 Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka carootay maashin laga gudbiyey ka maqaanshiyaheeda fadhiyada baarlamaanka Wasiirka oo xildhibaanada golaha shacabka ka tirsanyed labaatankii sano ee la soo dhafay ayaa sheegtay in aanay weligeed ka nixin mooshin baarlamaanka la horgeeyo waxayna taas badelkeeda ku tilmantay u mooshinku barakeysan yahay dhanka kalena waxay eedeymo u jeedisay xildhibaanada golaha  taasi oo ka muuqatay in...

VIDEO Fatahaada wabiga oo shaqo la aan dhigtay bulshulsho badan

0

https://youtu.be/oPruR9-S3Ko Beledweyne waa magaalo taariikhi ah, lehna kheyraad badan. Sanadkii 2015 ayaan dhowr jeer tagay Beledweyne. Waa magaalo god ku jirta. Qeybo ka mid ah xaafadaheeda sannadkii laba jeer ayuu Wabigu ku fatahaa. Ma lahan Qorshe degaaneed iyo jidad ee waxay u dhisan tahay sida Isku-raran oo kale. Hal laami ayaa dhex mara oo isaguna burbursan. Iska daa magaalladee xataa garoonka...

“Maalin tiriska kaalandarka bulshada islaamka

0

Mudane/Marwo waxaan  halkan kuugu soo gudbinayaa qormo kooban oo ka hadlaysa taariikhda hijrigaa iyo aasaasiddeedii, baahiyaha keenay in la sameeyo taariikh u gaara islaamka, iyo ahmiyadda ay ku leedahay islaamka dhexdiisa. Taariikhda Hijrigaa waa maalin tiriska kaalandarka bulshada islaamka, kaas oo loo soo gaabiyo AH.Halbeegga loo adeegsado taariikhda hijrigaa waa dayaxa oo sanadkii 12 jeer  dhulka ku wareega maalin ahaanna...

Asgari istaaf u ah Taliyaha Booliska Somalia oo dil ugu hanjayb Saxafi Faradheere

0

taliyaha Ciidanka Booliska Somalia iataaf kiisa khaas ka ah oo Dil ugu hanjabay Wariye Maxamed cabdi cisman Faradheere Kadid, markii uu qoraal ka qoray Taliyaha Ciidanka Police ka Soomalia Genaral Sulub Axmed fidhin. faradheere ayaa Bartiis X Twitter uu Soo sdhigay in si toosa loogu sheegay toogasho sido kala qoraal hanjaabada loo soo diray Xili Magalada Muqdisho Xaladahan oo kale...

Sulub Axmed fidhin Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliya maxaa kajira inay shaqsiyaad ku dhaw ay bilaaabeen magac dilkiisa iyo inay dadka u suurad xumeeyaan.

0

Waa kuma Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Gaas Sulub Axmed Fifhin waa shaqsi aqoon durugsan U leh Arimaha Ciidanka. Mudadii uu ahaa taliyaha Ciidanka Waxa uu gaadhay Booliska Dalkeennu hormaro badan oo waxa uu halkii ka sii waday dib u habaynta iyo Arimaha hortabinta uleh Cidaanka Booliska Somaliyeed. Shaqsiyad ahaan waa nin wanaagsan ku fiican balanta beenta aad u neceb Dadkan caawiya. Hasayeeshe...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan casho ah kula qaatay ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka qayb galay...

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan casho ah kula qaatay ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka qayb galay dhoola-tus Millatari oo ciidamo ka socday 23 waddan ay ku sameeyeen dalka Kenya. https://youtu.be/ed1ydrn82cU?si=smOpqJXDZJnKZJZ2

Wasiir Mohamed A. Hayir Maareeye iyo Soomaali Cagaaran waxaan beeraynaa ilaa 200.000 Wasiir maareeye masuul loo dhigo la waa Daawo sawirada

0

Wasiir Mohamed A. Hayir Maareeye iyo Soomaali Cagaaran          Wasiir maareeye mid loo dhigo la waa. waxaan beeraynaa ilaa 200.000 Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Mudane. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Ayaa Wasaradda Ku Qaabilay Xildhibanada Xisbiga New Green Part. Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Ayaa Balanqaday in Qofkastaa Ku Nasandoono Canbaha iyo Midhaha ka Baxa Wasaaradda Beerahaha   Maanta waxay...

Dil toogasho qisaasta luul ah oo lagu xakumay sayid cali xaaskiisa oo uur leh horey u gubay

0

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa goordhoweyd soo gaba-gabeysay kiiska ka dhanka ah Sayid Cali Macallin Daa’uud oo ku eedeysnaa inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis oo uur lahayd, waxayna ku xukuntay dil toogasho ah. Kiiskan oo aad loo sugayay ayaa maxkamadda horay waxay uga soo yeelatay laba fadhi oo dood adag ah, waxaana la horgeeyay marqaatiyeyaal ay kamid ahaayeen carruurtii marxuumadda. Waxaa kale...

Waa maxay cabsida ay qabaan Barlamaanka Jubalnad mase jiraa khilaaf Axmef Madoobe iyo Barlamanka u dhaxeeya Jubaland

0

Waa maxay cabsida ay qabaan Barlamaanka Jubalnad mase jiraa khilaaf Axmef Madoobe iyo Barlamanka u dhaxeeya Jubaland. Laga bilaabo shantii December 2023 baarlamaanka Jubbaland waxuu yeeshay 3 kulan oo kala ahaa: 1. Mid lagu ansixinayay miisaaniyadda 2. Kulan looga hadlayay fatahaadda 3. Mid wax looga badalayey (Qodobka 35aad ee Dastuurka Jubbaland oo Ahmed Madoobe uusan raali ka ahayn. (Qodobkan ayaa...

Wariyihii Faransiiska u dhashay oo laga sii daayey xabsiga itoobiya iyo walaaca wariyaal wali u xidhan maamulka itoobiya.

0

Wariyihii Faransiiska u dhashay oo laga sii daayey xabsiga itoobiya iyo walaaca wariyaal wali u xidhan maamulka itoobiya. Wariyihii Faransiiska u dhashay oo laga sii daayey xabsiga itoobiya iyo walaaca wariyaal wali u xidhan maamulka itoobiya. Hay’adaha u dooda Saxafiyiinta ayaa soo dhaweeyay sii deynta Galabnimadii Khamiista weriyaha Faransiiska ah ee Antoine Galindo, oo lagu xiray Itoobiya 22-kii February, waxayna ku...

Warbixinta Wariye Faransiis ah oo lagu xiray Itoobiya iyo Xaalka itoobiya oo Qasan sida uu qoray Wargayska Caanka ah Guardian. (Turujume: Mohamed Abdi osman (Faradhere)

0

Warbixinta Wariye Faransiis ah oo lagu xiray Itoobiya iyo Xaalka itoobiya oo Qasan sida uu qoray Wargayska Caanka ah Guardian. (Turujume: Mohamed Abdi osman (Faradhere) Antoine Galindo ayaa lagu eedeeyay inuu maleegay shirqool uu la galay jabhado, balse kooxaha xoriyadda saxaafadda ayaa sheegay inaan wax cadeyn ah loo helin, waxayna ku baaqeen in si deg deg ah loo sii daayo. Maamulka Abe ayaa...

Abwaan Cabdirisaaq Axmed Geedi Aaqiro oo dib u helay xoriyadiisii haatana dhex mushaaxaya hargeysa laandheere ducada birmade Xasan Sheikh buu qabaa

0

Abwaan Cabdirisaaq Axmed Geedi Aaqiro Oo Ahaa Ninkii Sameeyay Heeskii Birmade  Xasan Shiikh oo Uu Qaado Ismaaciil Aarka Ayaa Mudo 30 cisho oo uu ku Xiranaa  Magaalada Hargeeysa Ee Gobolka Waqooyi Galbeed Soomaaliya dib u helay xoriyadiisii Abwaan Aaqiro oo aan qadka taleephonka kula hadlay ayaa ii xaqiijiyey siideyntiisa  wuxuuna intaa iigu daray in uu fadhiyo gogosha tasida wiilkiisa tasoo ujeedka...

– . Sida aad ka war qabtaan, waxa sii badanaya dilalka ula-kaca ah ee ay geysanaayaan dadka rayidka ah, dadka rayidka ah waxan ula jeedaa qof kasto oo...

0

- . Sida aad ka war qabtaan, waxa sii badanaya dilalka ula-kaca ah ee ay geysanaayaan dadka rayidka ah, dadka rayidka ah waxan ula jeedaa qof kasto oo aan ka tirsaneyn ciidamada noocyadadooda kala duwan. Waxa aan filayaa in aad is weydiisay sababta ka danbeyso arintaas, sida aan aniguba isku weydiiyay. Marka aan isku dayay jawaabta su’aashaas, waxaa ii soo baxday...