Home Afsomali Hormuud oo balan qaaday bixinta sanad qarashka shidaal ee Isbitaalka Banaadir

Hormuud oo balan qaaday bixinta sanad qarashka shidaal ee Isbitaalka Banaadir

Hormuud oo balan qaaday bixinta sanad qarashka shidaal ee Isbitaalka Banaadir

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa balan qaad waxqabad u sameysay isbitaalka Hooyada iyo dhalaaka ee Banaadir.

Madaxa Fulinta  Hormuud Axmed Maxamuud Yuusuf oo ka mida masuuliyiinta shirkada Hurmood ayaa u  ballan-qaadday Isbitaalka inay ka bixin doonaan  Kharash-ka Shidaalka.

“kadib codsgii inooga yimid Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya waxaan mar kale ku dhawaaqeynaa inaan bixin doono qarashka shidaalka ee Isbitaalka mudo sanad ah laga bilaabo November 2023 ilaa November 2024″ayuu yiri Axmed Maxamuud Yuusuf oo Madaxa Fulinta shirkada Hurmood

Isbitaalka hooyada iyo dhalaanka Banaadir ayaa badanaa lagu wadaa dhaqaale ay bixiyeen hay’ado iyo shirkado.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.