Home Afsomali howlago lagu qiimeynayo  qaabka dagaal oo ka socdo Shabeellaha Dhexe kadib...

howlago lagu qiimeynayo  qaabka dagaal oo ka socdo Shabeellaha Dhexe kadib booqashadii Xasan Sheekh

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa degaanka ayaa howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka billaabeen degaano katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe kadib booqashadii uu ku tegay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Ciidamada ayaa sigaar ah howlgallada uga wada degaano hoostaga degmada Runil-good ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo dhawaan ay weerar qaraxyo ku billaawday ku qaadeen Al-Shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.