Home Afsomali Howlgal canshuur uruurin ah oo si xowli ah uga socoto dayniile

Howlgal canshuur uruurin ah oo si xowli ah uga socoto dayniile

Muqdisho Cashuurta laga qaado Guryaha iyo Ganacsatada Waratada ah oo qalqal iyo Dhibaato u geysaneysa Shacabka

Xafiiska Canshuuraha dagmada dayniile laanta bangalo ayaa howlgal balaaran oo lagu uruurinaayo Canshuurta Guryaha ee Sanadlaha Ah ka fuliyey dhamaan waaxyaha dagamadu ka kooban tahay waxaana shacabka guryahooda looga daadgureynaayey gaadiidka dowlada hoose

masuuliyiinta Xafiiska  shancuuraha ayaa  dadka deegaanka ku wargaliyey Cidii Aan bixin $50 doolar oo ah canshuurta ku waajibtay ee sanadkaan in aanay gurigiisa dib ugu noqoneyneyn loona gudbinaayo saldhibaga Bolice kaee xero jarmal

dhanka kale xili  ay xiran yihiin wadooyinka Muqdisho ayaa ganacsatada saaka soo jarmaaday waxay fooda is dareen ciidanka Canshuuraha ee dowlada hoose

ganacsatada oo aan diidaneyn canshuurta ayaa ku doodeysa in aanay heynin cid wax ka iibsatada saasine ay ku kaliftay in ay lacagtii cashuurka ku bilxin lahaayeen waayeen

Waxaa is weydiin mudan Hadii ay xirian yihiin Ku dhawaad 40 wado maxaa keenay in uu furnaado  xafiiska canshuurta lagu qaado

mid ka mid ah ciidanka oo sita qori ak 47 ah ayaa ku handaday nin ganacsato ah in uu bixiyo lacagtamuran badan ka dib iyo qori ku taag askarigii waxaa lagu maslaxay in uu xafiiska geeyo ganacsadihii oo ogolaaday arinta

dhanka kale darwalada mooto bajaajta ayaa shaqola.aan soo wajahday darteed iyagana iska bixin waayey lacagihii alyoomka ee uu ka qaadi jiray maamulka dowlada hoose ee Xamar

isku soo wada duuboo ma yara dhibaatooyinka ay wajahayaan shacabka iyo ganacsatada reer Muqdisho ee allow ur u bixi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.