Home Afsomali Ilhan Cumar Waxay Cagta saartay wadadii ay ku gaalowday Ayaan Xirsi Magan.

Ilhan Cumar Waxay Cagta saartay wadadii ay ku gaalowday Ayaan Xirsi Magan.

Ayaan waxay ku caanbaxday Cayda Allaah SW.
Cayda Diinta Islaamka.
Cayda Nabi Maxamed N.N.K.H waxay ku heshay Xubin Xisbi kadibna Xubin Baarlamaan.

intaas kuma ekaane waxa ay aktarad ka noqotay Filim uu sameetay Nin Yuhuudi ah oo lagu magacaabo Van Gogh kadib 2 November 2004, ayaa van Gogh ladilay, Ayaana waaloo hanjabay.

Dowlada Holland markay u adkaysan waysay qarashka ku baxa ilaalinta Ayaan Xirsi, ayay Baasaboorkii kala noqdeen oo dalka laga cayriyay iyadoo Diin la’aan iyo Duunyo la’aan ah oo ay udheer tahay Cabsi iyo argagax Nololeed.

Ilhan Omar Waxay taageertay dadka isku jinsiga ah ee wax iska raadiya waxay gacanta u gashay nin yuhuudi ah oo sheeganaya in uu kirishtaan yahay kaasoo ku guulaystay in ay reerkeeda burburiso.

Hadaba Ilhan meeshii lala doonayay ayay dhabihii tagi lahaa cagta saartay.

Qiyaastayda doorashadan way kusoo baxaysaa waxaana shuruud looga dhigidoonaa in ay beel fagaaro ah diinta islaamka wax uga sheegto, kadib markay cadaysatana waxaa lagusoo oogidoonaa dambiyo farabadan oo aaqirkii ka dhiga sida Ayaan Xirsi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.