Home Afsomali Ilmihii yaraa ee laga soo xaday Isbitaalka Soos ugu dambeyn waxaa laga...

Ilmihii yaraa ee laga soo xaday Isbitaalka Soos ugu dambeyn waxaa laga helay Xaafadda Bisha Cas

ee dhabarka dambe Isbitaalka Digfeer, haweenaydii soo xadayna waa la xiray.

Saldhiga Booliska Degmadda Hodan ayaa ku guulaystay inay soo qabtaan Haweeneey loo haysto inay Cunug ka soo xaday Isbitaalka SOS, iyo Cunugii la soo xaday, Waxaana sidaad Sawiradda ka arkaysaan Cunugii yaraa uu dib ula midoobay Hooyadii laga xaday.
Haweeneyda loo haysto inay cunuga xaday waxaa hadda lagu hayaa Hogaanka Baarista Dambiyadda ee CID.
Baaris hor dhac waxay Boolisku ku ogaadeen in Haweenayda cunugga xaday ay Uur lahayd.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.