Home Afsomali Imtixaan ay u fadhiisteen kalkaaliyeyaal Garsoor

Imtixaan ay u fadhiisteen kalkaaliyeyaal Garsoor

Kalkaaliyayaasha Maxkamadaha Madaniga ah iyo Xafiisyada Xeerilaalinta ayaa loo furey imtixaan Qiimeyn ah sida ay saxaafada u sheegeen madaxda Garsoorku cadeeyeen ujeeddkisu yahay in lagu tayeeyo Hanaanka shaqo garsoorayaasha dalka

waxaana imtixaankan lagu qabtay Xarunta Maxkamad sare ee Magaalada Muqdisho iyada oo ay goobjogayaal ka ahaayeen Xeer ilaaliayaha Guud iyo Gudoomiyaha Maxkamda Racfaanka iyo garsoorayuaal ka tirsan Maxkamada Sare .

danta iyo Ujeedka laga leeyahay imtixaankaan oo ay horey garsoorayaal u diideen ayaa waxaa warbaahinta u faahfaahiyey gudoomiyaha Gudiga qiimeynta iyo kormeerka garsoore saalax sheikh Ibraahin Dhiblaawe

Gudoomiyaha Maxkamda Racfaanka Maxamed Axmed Cusmaan ayaa sheegay in garsoorku uu balan qaadayo in aan cidna lagu duudsiin Xaqooda ujaadaduna tahay in lagu atyeeyo Arimaha Garsoorka

Xeer ilaaliyaha Guud ee Somalia dR saleemaan Maxamed Maxamud ayaa xaqiijiyey in aysan jirin Sabab Madaxda garsoorka ku kalifi karta in darsoorayaal shaqada laga eryo sabab la.aan imtixankaanune uu yahay Mid sare loogu qaadayo Aqoonta hey.adaha garsoorka

Qaar ka mid ah kaaliyayaasha Maxkamadaha  Madaniga iyo Xeer ilaalinta oo maanta u fadhiistay imtixaanka Qiimeynta ah ayaa ka hadlaya sida ay u arkaan

Maxkamadda Sare Dalak Oo Imtixaan Qiimeyn Ah U Furtay Shaqaalaha Hay’adaha Garsoorka Dalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.