Home Afsomali isla xisaabtanku ma xumo

isla xisaabtanku ma xumo

Dhalinyarada iyo shacab weeynah Somaliyeed ayaa iskugu soo baxnay bartamaha Casimada Muqdishu in aan Si bareer ah u cadayno in aan marnaba raali ka ahayn gabood falada kaladuwan ee loogaysta shacabka Somaliyeed Qasatan Iftinka Dalka.

Waxaan si cod dheer leh u cadaynaynaa in  wixii ka dambeeya dhalinayarada aysan aqbali karin, aay nah indhahana ka daawan doonin masuuliyadd darada amni ee Haseta guud ahaan shacabka somaliyeed ee ku nolol dalka siiba Caasimada Muqdisho.

Waxaa Hubaal Ah In Leerkii Nalaga damiyeey Dhalinyarada Somaliyeed ee dalkaan xilweeyn kasaranyahay.

Sidaa Darteed Dhalinyarooy  wixii ka danbeyaaa Waan isku Tashanenaaa Qofnah maka sugeno Cadaalad.
Waxaaseh nalegarabaaa,

1) Inaan Islexisaabtan dhab ah le imano.
2) Inaa Isxilqaano Wax kawada Qabashada
Xaaledaha kala duwan ee dalka kajira.
3) Helista amaan la isku halayn karo.
4). Cadalaad loo simanyahay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.