Ku dhawaad kun iyo afar boqol arday ayaa ka qalin jabisay Jaamacadda somaliya Kuliyadaheeda kala duwan xaflad loogu qabtay Hotel Royal plaza ee Magaalada Muqdisho.
ardayda Qalin jabisay ayaa Tacliin durugsan ka Bartay fakaltiyada ay Jaamacaddu bixiso waxaana munaasibada qalin jabinta ka qeybgalay wasiirka wasaarada waxbarashadda ee Xukuumada Somaliya Waxaaka qeybgalay Munaasibada macalimiinta iyo Madaxda qeybaha kala duwan ee Jaamacada Somaliya waalidiinta ardayda iyo Marti sharaf kale oo Munaasibada lagu casuumay .
Gudoomiyaha jaamacada Somaliya Ismaaciil Cali Siyad oo Munaasibada ka hadlay ayaa sheegay tirada qalinjabineysa oo ay waxbarashadooda xil iska saarta bahda jaamacada somaliya
Dhageyso Khudbada Gudoomiye Ismaaciil Cali Siyad oo Dhameystiran
Ardayda Munaasibada Qalin jabinta loo sameeyey ayaa Noqoneysa Dufcadii 10 aad ee ka qalin jabisay Guud ahaa Kambasyada Jaamacadda Somaliya
https://youtu.be/0XR_sO1gw50
Dhanka youtube ka
https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view