Home Afsomali Jaceylka beenta ah iyo waxa ku kallifa kuwa jila

Jaceylka beenta ah iyo waxa ku kallifa kuwa jila

Qaar badan oo inaga mid ah waxaan maqalnay odhaahda ah, ku arkay oo ku caashaqay, iyo filimaan badan oo lagu matalayo ‘jacayl qoto dheer’ oo lamaane dhex marka isla marka ay is arkaanba.

Sida ay aamin sanyihiin xeel dheerayaasha cilmu nafsigu, waxay sheekooyinka noocan ah ku tilmaameen khayaano shucuureed iyo ‘bam jacayl’.

Maxay tahay jacaylka la isku qarxiyo

Badanaa waa in lamaane uu midi kan kale si xad ka bax ah ugu dhaga nuglaado dareen jacaylna ugu muujiyo, tan oo badanaa dhacda xilliyada ugu horeeya ee xiriirka.

Haddaba dhaqankan kalgacaylka loo ekeysiiyay ayaa ka mid noqon kara olole weyn oo la damacsan yahay in qofka jacaylka lagu hafinayo, lagu xadgudbo maskax ahaan iyo qalbi ahaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.