Home Afsomali jadwalka doorasahda iyo hanaanka loo marayo oo fashilmay .

jadwalka doorasahda iyo hanaanka loo marayo oo fashilmay .

17-kii Bishii Siteember ayaa waxaa heshiis doorasho Muqdisho ku kala saxiixday Madaxweyne Farmaajo & Madaxda Dowlad goboleedyada, kaas oo laga soo saaray jadwalka doorasahda iyo hanaanka loo marayo.

Hayeeshee waxaa fashilmay jadwalkii doorashada ee la soo saaray,waxaana maanta ku eg waqtigii loo asteeyay in la soo geba-gabeeyo doorashada xildhibaannada Aqalka sare, kadib markii musharixiinta Madaxweynaha & Xubnaha mucaaradka ay kasoo horjeesteen guddiyada doorashada ay Xukuumadda Magacaawday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.