Jadwalka Doorashada Xildhibaanada Aqalka sare ka matalaya Hirshabeelle ayaa la soo saaray goor dhow.
Maalmaha Khamiista ilaa Sabtida waxaa socon doonta diwaangalinta Musharaxiinta, maalinta Axada ah ayay hadal jeedin doonaan Musharaxiinta, waxaana doorashada ay dhici doontaa maalinta Isniinta ah.