Home Afsomali Jadwalka doorashada Boosaaso oo la shaaciyay

Jadwalka doorashada Boosaaso oo la shaaciyay

Guddiga Maamulka Doorashada heer Puntland ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorashada 16 kursi Golah Shacabka ee taalla magaalada Boosaaso.

Qoraal ka soo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay in doorashada 16 kursi ee Boosaaso ay dhacayso 5 ilaa 6 bisha March, oo ku beegan maalmaha sabtida iyo axada ee todobaadka dambe.

16 kursi ayaa 1 kursi (Hop#234) oo kaliya ah lagu calaamadeeyay qoondada haweenka, kaas oo ah kursi beesha leh horay ugu qoondeysay dumar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.