Home Afsomali Jadwalka doorashada lix ka mid ah kuraasta taalla Gaalkacyo oo la shaaciyey...

Jadwalka doorashada lix ka mid ah kuraasta taalla Gaalkacyo oo la shaaciyey (Akhriso)

Jadwalka doorashada lix ka mid ah kuraasta taalla Gaalkacyo oo la shaaciyey (Akhriso)

Guddiga Doorashada Galmudug wuxuu shaacinayaa jadwalka 6 kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Gaalkacayo.

Doorashadan ayaa noqoneysa tii ugu horeysay ee lagu qabanayo magaalada Gaalkacyo oo ah degaan doorashadii labaad ee Galmudug, iyadoo la soo gebagebeeyey doorashada kuraastii tiilay Dhuusamareeb.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.