Home Afsomali JADWALKA SHIRKA MADASHA QARANKA MUQDISHO, SOOMAALIYA 22-23 / 03/2021 AJEEDA SHIRKA

JADWALKA SHIRKA MADASHA QARANKA MUQDISHO, SOOMAALIYA 22-23 / 03/2021 AJEEDA SHIRKA

Taariikh Waxqabad Maalintii Koowaad: 22-03-2021

 

8:00 – 9:00 Imaanshaha maamulayaasha Goobta

 

9:00 – 10:00 quraac  iyo kalsooni dhisid

 

10:00 – 10:30 Nasasho

 

10:30 – 12-30 hadal jeedinta  iyo dhisida kalsoonida ayaa socota

 

12:30 – 2:00 Salaad iyo Qado

 

2:00 – 3:30 soo bandhigida gudiga farsamada ee ku saabsan heshiiska qabyada ah ee Baydhabo maamulayaasha

 

3:30 – 4:30 Milicsiga soo bandhigida gudiga farsamada ee maamulayaasha

 

4:30 – 5:00 Sameynta gudiga qoraalka qoraalka

 

MAALIN LABAAD: 23-03-2021

 

8:00 – 9:00 Imaanshaha kaqeybgalayaasha

 

9:00 – 9:30 Soo bandhigid ku saabsan amniga doorashada oo ay soo bandhigeen Guddi Hawleedka Amniga Doorashada

 

9:30 – 10:00 Soo bandhigid ku saabsan horumarka doorashada oo ay soo bandhigeen gudoomiye FIET

 

10:00 – 10:30 Nasasho

 

10:30 – 11-30 Milicsiga soo jeedinta Guddi Hawleedka Amniga ee doorashada ay soo bandhigeen maamulayaashu

 

11:30 – 12:30 Milicsiga soo bandhigida gudoonka FIET ee maamulayaasha

 

12:30 – 02:00 Salaad iyo Qado

 

02:00 – 02:20 Soo saarista Warmurtiyeedka

 

Xaflada Xidhitaanka

 

02:20 – 02:40 Hadaladii madaxweynayaashii hore

 

Shariif Sheekh Axmed

Xasan Sheekh Maxamed

02:40 – 03:10 Faallooyinka madaxweynayaasha dowlad goboleedyada

 

Madaxweynaha Puntland

Madaxweynaha Jubaland

Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Galmudug

Madaxweynaha Hirshabeelle

Gudoomiyaha BRA

03:10 – 03:40 Hadalka afhayeenka aqalka sare iyo Golaha Shacabka iyo Ra’iisul Wasaaraha

 

Cabdi Xaashi Cabdillaahi, gudoomiyaha aqalka sare

Mohamed Huseen Rooble, Raiisel Wasaaraha

Maxamed Mursal Shiekh Cabdiraxmaan, Guddoomiyaha Golaha Shacabka

03:40 – 04:00 oraahda madaxweynaha

 

Maxamed Cabdillaahi Maxamed (Farmaajo), Madaxweynaha JFS

Fiiro gaar ah: Dhegeystayaasha waxaa ka mid ah bulshada rayidka ah, baarlamaanka, hoggaamiyeyaasha siyaasadeed, iyo saaxiibbada caalamiga ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.