Home Afsomali Janeraal Tareedisho oo somalisan u faah faahiyay degaannada lala wareegay

Janeraal Tareedisho oo somalisan u faah faahiyay degaannada lala wareegay

https://youtu.be/XVESVhLggRY

Janeraal Axmed Maxamed Tareedisho oo ka mid ah saraakiisha hoggaaminayay howlgalka ayaa somalisan u sheegay in ciidanka xoogga saakay ay sinabadgelyo ah  gudaha u galeen deegaanka Cad-Cadeey kadib markii ay isaga baxeen As

Waxaa uu sheegay in howlgallada ay siwadajir ah u sii wadi doonaan Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka guud ahaan dalkana laga saari doono As.

Ugu dambeyn Janeraal Tareedisho waxaa uu sheegay in looga baahan yahay Shacabka Soomaaliyeed in qof walba uu u kaco sidii uu ula dagaalami lahaay As .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.