Home Afsomali Jubaland oo ku faraxsan kuraasii garbahaareey oo loo wareejiyey Ceelwaaq iyo khilaaf...

Jubaland oo ku faraxsan kuraasii garbahaareey oo loo wareejiyey Ceelwaaq iyo khilaaf ka soo kordhay

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Maamulka Jubbaland ayaa soo saaray jadwalka doorashada 16 kursi ee taalla Gobolka Gedo, kuwaas oo doorashadooda lagu qabanayo degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Kuraastaan ayaa doorashadooda muddo khilaaf uu ka taagnaa, iyada oo laga soo wareejiyay xarunta degaan doorashada labaad ee Magaalada Garbahaareey, waxaana Guddiga doorashooyinka Jubbaland ay sheegeen in doorashadooda la kala qabanayo 18 ilaa 27 Bishaan ayna ka dhaceyso degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

https://youtu.be/iLA5l_JgN4Q

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.