Home Afsomali ka dib dagaalkii1977 Soomaaliya iyo Cuba oo ku heshiiyey inay dib u billaabaan...

ka dib dagaalkii1977 Soomaaliya iyo Cuba oo ku heshiiyey inay dib u billaabaan xiriirka diblomaasi

Dawladaha Soomaaliya iyo Cuba ayaa ku hehsiiyey inay sii ambaqaadaan xiriirkooda dblomaaisyadeed, sida ay sheegeen diblomaasiyiinta labada waddan.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ayaa qaabilay safiirka Cuba u jooga dalka Kenya Juan Manuel Rodrigues Vazquez oo sidoo kalena qaabilsanaan doona arrimaha Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.