Home Afsomali Ka qeybqaado dad ay heysato biyo la’aan oo iyaga iyo xoolahooda loo...

Ka qeybqaado dad ay heysato biyo la’aan oo iyaga iyo xoolahooda loo kiraynaayo booyado lagu waraabiyo

Asalaamu Caleykum.
Ramadaam kareem.waxaan u bilaawi doonaa biyo dhaamin dad ay heysato biyo la’aan insha allah, waxaan kaashan doonaa Maamulka Deegaanka km50 ee G/Sh/Hoose Booyadda yar ee Biyaha waa $80 booyada weyna waa $90. dadka biyaha qeybinaaya oo 5 qufood ah si ay isku buuran dadka haraadsan waa $25
Waxii tabarucaad ah waxaa lagu soo haagin karaa.
0615900199
Lanbar kaani aniga Abukar Abdulkadir JANAALE ah ayaa haayo

https://youtu.be/2gva6RyxYZI

Mahadsanidiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.