Xaruntii 10aad oo aay leedahay Hormuud Telecom, ayeey xalay ciidamada Kenya burburiyeen, xaruntaasoo xuduuda u jirta 60km gudaha Somalia. Shirkadda Hormuud Telecom waxaa aay sharciga la tiigsaneysaa ciidamada iyo dowlada Kenya ee usoo jeestey burburinta iyo barakicinta dadkeena Soomaaliyeed. Hormuud Telecom waxaa aay sameyn doontaa talaabo kasta oo aay ugu hortageyso weeraradaan gardarada ah
Taabto Cali Buley, Diif, Khadiijo Xaaji, Ceelbaande, Dhuyacgaroon, Geriley Dhamase iyo tuulooyin kale