Home Afsomali Kenya oo Ciidamo Dheeraad geysay Xadka ay la wadaagto Soomaaliya

Kenya oo Ciidamo Dheeraad geysay Xadka ay la wadaagto Soomaaliya

Dawlada Kenya ayaa Xoojisay dadaalaada laagu xaakameeynaayo Ganaacsiga sharci darrada ah ee ka socda xeebaha dalkeeda ka dib markii dib loo furay soohdinta at la wadaagto Soomaaliya .

Saraakiil iyo Ciidamo dheeraad ah ayaa  la soo dhoobay Xadka Kenya ay la waadaagto Soomaaliya si ay ug hortagaan Ganacsiga sharci darrada ah .

Hase’ahaatee’ Tani ayaa ku soo aadaeysa Muddo Todobaad dhexdiisa ka dib markii Kenya ay ogolaatay in dib loo Furo Xarumihii Xuduudaaha Ismaamuladaa Mandheera, Lamu, iyo Garisa 90ka Maalmood ee soo socda.

Hay’adda Canshuuraaha Kenya ee loo soo gaabiyo (K R A) ayaa shaqaalaheeda Kastamkaa iyo xakameyntaa Xuduudaha u dirtay Lamu, waaxa ay kala shaqeeyneysaa Ilaalada Xeebaha Kenya si ay u ilaaliyaan qayb ka mid aah Badweynt Hindiya.

Hase’aahaatee ‘ dib u furisrata Xadka Kenya iyo Soomaaliya ayaa sare u qaadeysa Xiriirka Ganacsi ee ka dhexeyaay labada dal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.