Home Afsomali Kenya oo weli ka wada xaduud beenaadka Dhismo darbi oo ay ku...

Kenya oo weli ka wada xaduud beenaadka Dhismo darbi oo ay ku boobeyso ciida dalka Somaliya xili aysabn dowlada xiligeedii dhamaaday iyo musharaxiintuba ka hadleyn arintaas

xaduud-beenaadka

 

 

 

 

 

 

 

 

Dowladda Kenya ayaa Dhameeeystirtay Qeybtii Koowaad ee Darbiga ay ka dhiseeyso Xuduudda ay la Wadaagto Soomaaliya, 3-dii KM ee u horreeysay  ayaa hadda La dhameeystiray kadib markii Ciidamadda Dowladda Kenya ay Si Toos ula Wareegeen Amaanka Goobaha ay Dhismooyinku ka Socdeen Laba Bilood ka Hor.

Mashruuca Dowladda Kenya ay Darbiga uga Dhiseeyso Xuduudda  ayaa waxaa Shaaca Ka Qaaday Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Kenya Sanadii 2015 kii.

Kenya ayaa Go,aansatay Dhisidda Darbigaan Kuna andacooneysa , kadib markii Bishii April ee Sanadkii Hore weerar lagu Qaday Jaamacadda Magaaladda Garisa ee Gobolka Woqooyi Bari Dalka Kenya, oo ay ku dhinteen 140 Ruux.

Ingineeradda Dowladda Kenya ee ku mashquulsan Dhisadda Darbigaan ayaa waxaa ay Sheegeen Qorshohoodu yahay in ay Dhameeystiraan 30 KM Afarta Bilood ee Soo socota.

Sidoo kale ingineeradda ayaa ka Waramay in Shaqadooda ay Fududeeyneeyso Wada Shaqeeynta Ciidamadda Dowladda Kenya iyo Kuwa Soomaaliya oo Amaanka Xuduuddda Siweeyn u sugaya, waxaa ay intaas kudareen inqatarta ugu badan ay ka Imaan karto Dhinaca Buulo Xaawo Halkaasna ay Ciidamadda Soomlidu kal Shaqeeeynayaan Sugidda Amaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.