Home Afsomali Kismaayo gaadiid lagu wareejiyey ha.ada socdaalka iyo jinsiyadaha(DAAWO SAWIRADA)

Kismaayo gaadiid lagu wareejiyey ha.ada socdaalka iyo jinsiyadaha(DAAWO SAWIRADA)

Gawaari lagu kontoroolaya Xaduud Beenaadyada  Dalka oo ku shaqeeya dhiiga dadka ayaa manta lagu warejiyay Agsimaha HSJ G/Sare Koofi

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya G/Sare Maxamed Adam Jimcaale Koofi ayaa manta magaalada Kismaayo kula wareegay Gawaari  luugu talagalay in lagu ilaaliyo Xaduudaha Dalka.

Gawaridaan ayaa ah kuwo  Casri ah oo intooda badan hada laga isticmaalo dalalka Horumaray waxaana ay gawaaridaan sheegayaan in la ogaado hadii dad aan soo marin xarumaha laga ilaaliyo Xaduuda ay isku dayaan in ay gudban Xaduudaha waxaana ay gawaaridaan sahlayaan in si deg deg ah loo ogaado dadka sharcidarada  ku gudbaaya Xaduuda iyo tirada ay yihiin isla markaana xaawaaraha gawaaridaan si dhaqso ah loogu tagi karo.

  1. Hay’adda IOM ayaa ugu deeqday Hay’adda Socdaalaka iyo Jinsiyadda Soomaliya waxaana manta wixii ka dambeeya meesha ka baxday in si fudud lagu soo galo ama looga baxo xaduudaha dalka Soomaliya oo mudo 26 sano ah dayacnaa.

dhamaad 

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.