Home Afsomali Koox hubeysan ayaa toogasho gaadmo ah ku dishayTaliyihii saldhiga boliiska degmada wardhiigley...

Koox hubeysan ayaa toogasho gaadmo ah ku dishayTaliyihii saldhiga boliiska degmada wardhiigley Macalin Daahir Xuseen Afrax

Taliyihii saldhiga boliiska degmada wardhiigley Macalin Daahir Xuseen Afrax oo ay Kooxo hubaysan ku dileen Muqdisho.

Taliyaha waxa ka mid aha saraakiisha Boliiska kuwoda ugu firfircona.

saakay Ayaa kooxo bistoolado Ku hubeysan Ku dhaxdileen mid kamid ah gawaarida Yar Yar ee la kiresto xili waxbarashadiisa jaamacadeed usii socday.

Xilliga la dilaayay ayaa la sheegay in aysan la socon wax Ciidan ah, islamarkaana uu watay gaari nooca raaxadda ah.

Saldhigyo Badan taliye kaso noqday macalinoo Rabi hakuu nafariisto .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.