Home Afsomali Koox ka qaatayaal ah oo gacanta lagu soo dhigay ( DAAWO SAWIRADA)

Koox ka qaatayaal ah oo gacanta lagu soo dhigay ( DAAWO SAWIRADA)

Cabdi Abuukar Xusein Axmed Maxamed samatar iyo Xasan galbaay Xusein ayaa loo heystaa in ay yihiin koox ka qaatayaal ah oo ku qaraabanayey magaca alshaab isuna ekeysiinayey shacabkana  ka dhacayey hantidooda  waxayna isticmaalayeen magaca alshabaab  iyaga oo iska dhigayey lacag u qaadayaal ka tirsan alshabaab  waxa lacago baad ah ka qaadanayeen qofkii ay arkaan iyaga oo ku guda jiro dhismo guri balse waxay sheegeen cigii ay ka waayaan in ay isaga tagayeen dhacayaan bolice ka howlgalo deegaanada ceelasha biyaha oo gacanta ku soo dhigay xili ay ka dhacka geysanayeen ayaa sheegin in ay siteen hub sidoo kale ma cadeyn in ay dhacayeen dadka kale ee socotada ah .

Ciidanada ayaa dabagal ku soo sameeyey waxayna ugu dambeyntii qabteen sadaxdaan dhalinyarada ah oo ku qaraabanayey magaca alshaab sidaa  shacabka lacago sharci daro ah uga qaadanayey
Hey’adaha baarista ciidamada amniga ayaa marka ay   waajibaadkooda baariseed ka gutaan , Xafiiska Xeer ilaalinta ku soo wareejin doonaan
<span;>Xafiiska oo ka duulayo waajibkiisa baaris

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.