Home Afsomali Kulamo gaar gaar ah oo musharaxiintii Guuleysatay iyo madaxada dowladaha fadaraalka ug...

Kulamo gaar gaar ah oo musharaxiintii Guuleysatay iyo madaxada dowladaha fadaraalka ug socda Cadaado ( DAAWO SAWIRADA )

doorashada-cadaado-1

Xili lagu gudo jiro qeybihii dhexe ee doorashooyinka dadban ee ka socdo magaalada Cadado xarunta maamulka Galmudug ayaa xildhibaanada ku guuleystay aqalada sare iyo hoose iyo weliba saraakiisha kala duwan ee qeybaha ciidamada qalabka sida  wasiiro iyo madaxda maamuklada iyo Dowlada fadaraalku waxay ku howlan yihiin kulamo gar gaar ah .

wasiir-galmudug

Madaxtooyada dowlada Galmudug State ayaa kulamada ugu badani ka socdaan waxaana ku sii qulqulayo musharaxiinta guuleysatay iyo kuwa doorashada looga adkaaday oo ay la socdaan taaagerayaashooda .

Gudaha xarunta kafaalo ayey intooda badan iskuugu yimaadeen waxaan aka arkayey iyaga oo is marxabeynayo isla markaana wada qaaanayey kulamo wada tashi oo gaar gaar ah .

In kasta oo aan si sax ah loo saadaalin Karin ayaa hadana waxaan  meesha ka marreyn isu mahanbalyeyn iyo isu mahadcelin intii guuleysatay iyo taageerayaashooda .

Si kastaba Reer cadaado sida ay wax u ogyihiin wax uma sheegeen xaaladuna waa sidii loogu tala galay xili ay doorashu weli qabaailada qaarkood harsan yihiin.

doorashada-cadaado-2 doorashada-cadaado-3 doorashada-cadaado-4 doorashada-cadaado-5 doorashada-cadaado-7 doorashada-cadaado-8 doorashada-cadaado-9 doorashada-cadaado-10 doorashada-cadaado-11doorashada-cadaado-13

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.