Home Afsomali Kulan u socdo Madaxweyne Xasan Sheekh & dhiggiisa Turkiga

Kulan u socdo Madaxweyne Xasan Sheekh & dhiggiisa Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo dhaweyn milgo sare leh loogu sameeyay qasriga madaxtooyada Turkiga ee ee Magaalada Ankara.

Madaxweynaha oo salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka Turkiga , ayaa loo riday 21 madfac oo lagu soo dhaweeynayay.

Madaxweynaha ayaa hadda ka qeyb galaya kulan isaga iyo dhiggiisa Turkiga uga socdo qasriga xarunta madaxtooyada ee dalka Turkiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.