
Kadib Sadax Maalmood oo Xanuun badan Kadib Dhaawicii iyo Dhimashadii Soo Gaaray Mas”uuliyiin Ka Tirsan Hogaanka Maamulka Gobolka benaadir uguna horeeyo Gudoomiye la mahdiyay ee Naga Dhaawacmay Mudane Eng Abdirahmaan Omar Osmaan Ayaa Kusimaha Gudoomiyaha Waxa uu Magacaabay Gudi Dar Dar galiya Howlaha Dowladda hoose u hayso Shacabka iyo Ka warqabka Dadkii ku Waxyeeloobay Musiibadii dhacday,
Gudoomiye Mahadalle Ayaa Si Wanaagsan u Wajahaya Kusoo Celinta Howlaha Maamulka Gobolka benaadir uhayo Shacabkiisa Si Caadiya,