Home Afsomali Lafta Gareen Oo Qaabilay Ku Xigeenka Wakiilka Xog-Hayaha Guud Ee Qaramada Midoobay

Lafta Gareen Oo Qaabilay Ku Xigeenka Wakiilka Xog-Hayaha Guud Ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Qaabilay ku xigeenka Wakiilka Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey Arimaha Soomaaliya Marwo Anita kiki Gbeho.Madaxweyne Laftagareen iyo Anita kiki kulan kooda waxay diirada ku saareen Howlgalada socda,Abaaraha ka jira Dalka,Mashaariicda Hormarineed, iyo Dardargelinta Dhismaha Gollaha Deegaanka Degmooyinka Koonfur Galbeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.