Home Afsomali lama qaban lana xirin kooxdii Muqdisho madaafiicda hoobiyayaasha ah ku garaacday saaka...

lama qaban lana xirin kooxdii Muqdisho madaafiicda hoobiyayaasha ah ku garaacday saaka wadooyinka oo xiran

Ilaa 9 saalbo oo altii lary ah ma hoobiye ayaa lagu garaacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho
Madaafiicdaan ayaa warar aan helany sheegayan agagaarka xarunta madaxtooyada oo goobo kale waxayna dadku ku macneeyeen in la yiraahdo hopoyadey ku dhac oo aan loo dayin
Dadka wadppyinka reran ku lugeynayey ayaa la yaabay xiliga ay duqeynta aan loo meldyin sacotay sida ay ugu suurta gashay kooxda adeysaneysan weerarka hoobiyeyaasha ah
Balse ciidamada amaanka ee sugnaa isgoyska iyo saldhiga waaberi ayaa laga dareemayey firfircooni kuwaa oo sameeynayey dhaqdhaqaaq lagu baadi goobayey halka ay ka socotay dhawaqa mashaqada xambarsan

Xarintaan ayaa ku soo beegmeyso Xili Muqdisho uu Shir uga furmay madaxda dowlada ay ciidamadu Somalia ka joogaan kaasi oo ay ka qeybgalayaan madaxweynaha dalka Kenya, madaxweynaha dalka Jabuuti iyo ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia oo la filayo in saacadaha soo socda ay soo gaaraan magaalada caasimada ah ee Muqdisho.
Kuwaaso oo ka tashanaya amniga gobolka iyo dagaalka Al-Shanaab.

weli lama ogaan Qasaaraha ay geysteen madaafiicdaan oo magaalada oo dhan dhawaqooda laga maqlayey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.