Waxaa Goordhow Xarunta Baarlamaanka Puntland ka bilowday dhegaysiga khudbadaha musharixiinta u tartamaya xilalka madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland ee doorasahda berri dhacaysa.