Jadwalka Qudbooyinka masuuliyiinta ay jeedinayaan iyo waqtiyada sida ay u kala horeeyaan waa sidaan
Munaasabada Caleemo saarka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si toos ah u bilaaban
doonta saacadaha soo socda, waxaana aan helnay Jadwalka iyo Nidaamka
Munaasabada.
Madaxda ku qoran Khudbadaha iyo sida ay u kala horeeyan, waqtiga laso afmeerayo hoos ka Akhriso;
6:00 – 10:30 soo gelitaanka Martida
10:30 il 11:30 Madadaalo iyo suugaan
11:30 – 11:45 Furitaanka iyo kulamadda guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada caleema-saarka Madaxweyne Farmaajo ahna wasiirka Qorsheynta Cabdiraxmaan Ceynte
11:45 – 11:50: Aayadaha Qur’aanka Kariimka
11:50 – 12:10 Kalmadaha Wakiilka Qaramada Midoobay, xoghayaha guud ee qaramada Midoobay Macheal Keating
12:10 – 12:30: Kalmada Wakiilka MIdowga Africa Francisco Madeira
12:30 – 12:50: Kalmadda Jabuuti: Mudane Ismaaciil Cumar Gelle
12:50 – 1:10: Kalmada Itoobiya: Hailemariam Desalegn Boshe
1:10 – 1:30: Kalmada Dowladda Kenya: Mudane Uhura Kenyatta
1:30 – 1:50: Qudbadda Madaxweynihii hore ee Xasan Shiikh Maxamuud
1:50 – 2:20: Qudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
https://youtu.be/paZuFMTwuLc
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0