0http://iqbroadcast.co.uk/sntvlive
usharaxiinta ayaa codadka u kala helay sida tan;
1- Xasan Sheekh Maxamuud 88-Cod
2-Maxamed C/llaahi farmaajo 72-cod
3-Shariif Sheekh Axmed 49-Cod
4-Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke 37-cod
5-Jibriil Ibraahim Cabdulle 1-cod
6-C/qaadir Cosoble Cali 25-cod
7-C/raxmaan C/shakuur Warsame 9-cod
8-Saciid C/llaahi Deni 18-cod
9- Cali Xaaji Warsame 3-cod
10-Cabdulahi Cali Axmed (Cadow) 14-cod
11-C/naasir Maxamed Cabdulle 6-cod
12-Xaaji Maxamed Yaasin 2-cod
13-Cabdulahi Cilmooge Xirsi 0-cod
14-Maxamuud Maxamed Culusow 0-cod
15-Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) 2-cod
16-Maxamed Cali Ameeriko 0-cod
17-Saciid Ciise Maxamuud 1-cod
18-Maxamed Axmed Jabarti 1-cod
19-Maxamed Cabdirisaq 0-cod
20-Bashiir Raage Shiiraar 0c
21-Axmed Maxamed Cabdi 0-cod
RaiisLWsrihii dowlada xiligeedii dhamaaday ee iscasilay ayaa hadal kooban oo uu jeediyey ku sheegay in uu arkay arintu halka ay ku socoto wuxuuna hadalkiisa ku daray in dalku uu u baahan yahay isbedel toosi oo ay xildhibaanadu si aad ay u soo dhaweeyeen ugu sacbiyee
Musharrax Cumar C/rashiid oo helay 37 Cod ayaa hadda Tanaasulay, waxaana Wareega 2-aad ku Tartami doona Xasan Sheekh, Sheekh Shariif iyo Farmaajo.
Wareegii labaad
Farmaajo 183
Xasan sheikh 95
Sheikh shariif 46
Wareega sadaxaad ayaa waxaa u soo gudbay farmaajo iyo xasan waana haldheeri
Waxaana lagu kala bixi doonaa 219 cod qofkii hela waa madxweyne qaran.
https://youtu.be/paZuFMTwuLc
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0