Home Afsomali Maadxweyne Xasan Sheekh oo Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika kala hadlay dagaalka...

Maadxweyne Xasan Sheekh oo Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika kala hadlay dagaalka Al-Shabaab

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu kulan gaar ah kula qaatay Taliyaha Cusub ee Ciidamada Mareykanka ka jooga Afrika ee loo yaqaano ( Africom) Janeraal Michael Langley oo uu wehlinayay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Amb. Larry André.

Kulanka ayaa waxaa labada dhinac ay iskula soo qaadeen muhiimadaha iyo howlgallada iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda qaar kamid ah degaannada ay Al-Shabaab kaga sugan yihiin gobolada dalka Soomaaliya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.