Wararka ugu xiisaha badan ee aynbaahiyaan saxaafada maamulada puntland iyo somaliland waa sadaxda xisbi qaran iyo masuuliyiintooda sida muuse biixi feysal Cali Waraabe iyo Seylici lagu Daray Ciro halka saxaafada puntland ay qoraan intooda badan dowlada puntland marka ay qorayaan wararka hordhacooda ilaa maalinta danbe waxay soo qorayaan waa war deg deg ah .
Suxufiyiinta ka howlgasha deegaanaka uu ka taliyo Maamulka Goboleydka Puntland ayaan ka leexleexan in ay dowlad Ku magacaabaan maamulkaas oo aan sida aan og nahay ka madaxbanaaneyn dowlada fadaralka somaliya waxayna sheegaan si u eg in Puntland la siman tahay dowlada fadaralka .
Lama oga saxaafadaasi in ay dhab ka tahay oo ay maamulka Puntland u maleyaan dowlada rasmi ah oo dunidu aqoon san tahay iyo in kale
Geesta kale xildhibaanada cusub ayaa laga soo sheegayaa in cfg- ama qibrada ay leeyihiin ay ku saleeyaan meheradihii ay ka soo shaqeeyeen.
marka ay isbaranayaana xildhibaanada waxay isu sheegaan meelihii ay shaqooyinka ku wooda wanaagsan ay ka soo qabteen walow ay qariyaan kuwa dalka dibadiisa howlaha ama shaqoiyinka hoose ka soo qabtay.
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0