1- Soon 1-9 bisha hadii aad awoodin maalinta 9-aad soon
2- Waxaad badisaa Qur’aan aqriska 10-kas maalin isku day inaad Quraanka dhameesid, Kaliya aqri 3 jus maalintii
3- Salaadaha jameeco ku xifdi
4- Waxaad ku dadaashaa ducada waxaad ALLE weydiisataa ( dambi dhaaf iyo caafimaad Aduun iyo Aakhiro)
5- Salaadaha sunanka ah ha iloowin sida ( Saladu duxaa + Saladu leyli + 2 Rakac ka horeysa salaada subax iyo sunanka kale saladaha )
6- Waxaad ka faa’ideesataa xiliga Qorraxda inta soo bixin subixii hore iyo cadceda inta aysan dhicin oo dikriga iyo ducada xiligas badi
7- Qaraabada xariiri + sadaqad la bax + walidka baari u noqo + hadey dhinteen u duceey
8- Ugu dabeyn waxaad xasuusataa maalmaha ineey yihiin maalmaha aduunka ugu fadliga badan ALLE wuu ku dhaartay maalmahan oo wuxuu dhahay:
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ
وَالْفَجْرِ (1) وَلَيَالٍ عَشْرٍ (2) وَالشَّفْعِ وَالْوَتْرِ (3) وَاللَّيْلِ إِذَا يَسْرِ (4) هَلْ فِي ذَلِكَ قَسَمٌ لِذِي حِجْرٍ (5)
fadlan la wadaag walalaha kale (Share) .
ALLE Ajir iyo xasanaad haka siiyo… Inshaa Allaah.