Home Afsomali Maareeyahay tiyaatarka fanaaniin iyo Abwaano kale ayaa Muqdisho ku soo Dhaweeyey...

Maareeyahay tiyaatarka fanaaniin iyo Abwaano kale ayaa Muqdisho ku soo Dhaweeyey fanaaka Salaad darbi

53
0

fanaanka salaad Maxamed Shardi Salaad darbi oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho

waxaana ka qeybqaatay soo dhaweyntiisa xubno ay ka mid ahaayeen fanaaniinta hobolada waaberi Awaano  kooxda cayaartooyda hidaha iyo dhaqanka masuuliyin ka socotay xafiiska raiisal wasaaha maareeyaha guud ee tiraatarka qaranka .

abwaan cusmaan cabdulaahi Guure oo ah maareeyahaya tiyaatarka oo ka hadlay madasha soo dhaweynta ayaa shahaado sharaf gudoonsiiyey

salaad maxamed Shardi ayaa sharaxay sida uu ugu faraxsan yahay soo laabashadiisa isaga oo u mahadceliyey dadkii ka qeybqaatay soo dhaweyntiisa

waxaana ka sidoo kale munaasibada soo dhaweynta ka hadlay fanaaniin iyo abwaano kale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here