Home Afsomali Madaweynaha Hir-Shabeelle oo bilaabay qorsho looga hortagayo fatahaadaha

Madaweynaha Hir-Shabeelle oo bilaabay qorsho looga hortagayo fatahaadaha

 

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa daah furay qorshe lagaga hortagaayo fatahadaha wabiga Shabeelle uu ka geysto deegaanada Hirshabele waxa qorshaha ka mid ah in daraasad lagu sameeyo goobaha inta badan ay biyaha wabiga kasoo jabsadaan oo darasad dhab ah lagu soo sameyndono.

Madaxweynuhu waxa kale uu bogaadiyay dadaalada horey ay uwadeen belshada Beledweyne oo ahaa kahortaga fatahada waxana uu kacodsaday in aysan kacaajisin oo ay sii laba jibaaraan

Beledweyne iyo deegaanada hoos yimaada waxaa dhibaato ku haayo fatahado kusoo noqnoqday taasi oo cuuryamisay ganacsiga gobolka uu caanka ku aha iyo bur bur magalada ka dhaxashay fatahadihi ku dhufsay 3 sano ee lasoo dhaafay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.