Home Afsomali Madaxtooyada Soomaaliya oo sheegtay in ay wada-hadallo u socdaan Puntland

Madaxtooyada Soomaaliya oo sheegtay in ay wada-hadallo u socdaan Puntland

Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa shaacisay inay xilligaan wada-hadallo kula jiraan Madaxda dowlad Goboleedka Puntland oo dhowrkii Bilood ee la soo dhaafay uu khilaaf xoogan kala dhaxeeyo.

Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayay Barnaamij ka baxayay Twitter-ka ayaa halkaasi ka sheegay wada-hadallada ay kula jiraan Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.