Home Afsomali Madaxwaynihii hore ee Hirshabeelle oo si adag uga hadlay xaaladda Beledweyne

Madaxwaynihii hore ee Hirshabeelle oo si adag uga hadlay xaaladda Beledweyne

Madaxwaynihii hore ee Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ciidamada ay dowladda federaalka geysay Baledweyne ku tilmaamay mid “jabinaysa heshiisyadii doorashada”.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in tallaabadani ay tahay mid lagu “daandaansanayo” shacabka reer Baledweyne oo lagu qasbayo in ay hubka qaataan, islamarakna ay arrintan tahay dharbaaxo wajiga loga dhaftay rai’sul wasaare Rooble.

Madaxwaynihii hore ee Hirshabele Maxamed Cabdi Waare ayaa qoraal uu so dhigay barta uu tweetar-ka ku leeyahay waxaa uu ugu baaqay rai’sul wasaare Maxamed Xuseen Rooble in in uu tallaabo qaado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.