Home Afsomali Madaxweybaha mayalka adag ee Deni oo si rasmi ugu dhawaaqay inuu yahay...

Madaxweybaha mayalka adag ee Deni oo si rasmi ugu dhawaaqay inuu yahay Musharax Madaxweyne

Madaxweybaha mayalka adag ee Deni oo si rasmi ugu dhawaaqay inuu yahay Musharax Madaxweyne

Madaxweynaha dawladda Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa caawa 19ka marso 2022 ku dhawaaqay inuu yahay Musharax utaagan xilka Madaxweynaha Fadaraalka Soomaaliya oo dhawaan la fiölayo inay doorashadiisu dhacdo.

Madaxweynaha Puntland ayaa casho sharaf ay Madaxtooyadu u samaysay gunaanadka doorashada kaga dhawaaqay in uu yahay Musharax madaxeyne Somalia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.