Home Afsomali Madaxweynaha dowlada Hirshabelle DR waare oo bogaadiyey matalaada shacabka G Banaadir ay...

Madaxweynaha dowlada Hirshabelle DR waare oo bogaadiyey matalaada shacabka G Banaadir ay heleen

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa boggaadiyay matalaadda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare oo maanta ay ansixiyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka.

Madaxweyne Waare waxaa uu cadeeyay in matalaadda iyo maqaamka ay yihiin labo arrin oo kala duwan oo loo baahan yahay in la fahmo.

Waxaa uu sidoo kale u mahadceliyay Xildhibaanada Golaha Shacabka go’aanka geesinimada leh ee ay qaateen kuna aadan in la muujiyo Matalaada Aqalka Sare ee gobolka Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.