Home Afsomali Madaxweynaha Jubbaland oo Maxaabiis loo heystay danuub kala duwan cafis u fidiyey

Madaxweynaha Jubbaland oo Maxaabiis loo heystay danuub kala duwan cafis u fidiyey

Madaxweynaha maamul goboleedka soomaaliyeed Ee juba land
Axmed madoobe ayaa waxa
Uu cafis u fidiyey maxaabiis,
Maxaabiistaan oo maanta xabsiga
Laga sii daayey ayaa waxa ay gaarayaan
44 oo rag ah

Siiseyntaan ayaa ka danbeysay ka gadaal markii dil toogasho ah Laguna fuliyey sadax nin oo lagu helay in ay geusteen dilal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.