Home Afsomali Madaxweynaha Maamulka Ahlusuna Waljameeca oo Magacaabay Xilal

Madaxweynaha Maamulka Ahlusuna Waljameeca oo Magacaabay Xilal

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna Waljameeca Shiikh Axmed Shaakir Cali Xasan ayaa waxaa isku badal xilal Gudoomiye iyo magacaabis cusub ugu sameeyay qaar kamid ah Gudoomiyayaasha Degmooyinka Maamulka Ahlusuna.

Madaxweynaha ayaa Gudoomiyayaal cusub u magacaabay Degmooyinka Dhuuso Mareeb, Gurceel, iyo Matabaan,waxaan qaarkooda horey usoo qabteen xilal Gudoomiye.

 

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

       

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.