Home Afsomali Madaxweynaha Somaliland ayaa Digreeto ku soo saaray xilliga Doorashooyinka la qabanayo oo...

Madaxweynaha Somaliland ayaa Digreeto ku soo saaray xilliga Doorashooyinka la qabanayo oo u dhigan sidan hoose.

Madaxweynaha Somaliland ayaa Digreeto ku soo saaray xilliga Doorashooyinka la qabanayo oo u dhigan sidan hoose.
1. In Doorashada Xisbiyada Qaranku ka qabsoonto dalka Somaliland taariikhdu markay tahay 28 December 2023.
2. In Doorashada Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka dalka Somaliland ka qabsoonto taariikhdu markay tahay 13 November 2024.
May be an image of 1 person, newsroom, office and text
Like

Comment
Share

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.